Maajid Mohamed

Maajid Mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maajid Mohamed, News & Media Website, Mogadishu.

12/06/2025

Ciidanka amaanka Hiiraan ee Macawiisley ayaa kala fiijiyey Maleeshiyaad Argagixisadda ka tirsan oo tan iyo saaka isku soo gurayey Deegaanka Ceeldheere ee Sh, Dhaxe.

Maleeshiyaadkan oo xogtooda la hayey saaka markii ey kasoo baxayeen Al-furqaan iyo Guulane ayaa watay sagaal kamid ah gaadiid dagaalka.

U jeedkooda ayaa ahaa in godod ey ka qotaan Deegaanka Ceeldheer oo Ceelbaraf hoostaga, balse Ciidanka Amaanka Hiiraan oo ku suganaa aaga Tardo ayaa kala raacdeeeyey Maleeshiyaadka

Waa isku daygii labaad ee laga burburiyey kooxda dhiig miiratada ah, oo ey ku doonayeen In aag dagaal oo labaad ee kaga furaan Xalfooley iyo Tardo, Xilli xalay duqeyn lagu kala dhantaalay Maleeshiyaad waayadan kooxda ey soo galineesay Ceelbaraf.

War bixinta Wariye Cali Cilmi

08/06/2025
08/06/2025

Ceel Hareeri Shalay Markii la shaaciyay Horjooga yaasha Kahawaarijta ka baqtiday.

24/05/2025

Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ oo Xor ah insha Allah.

21/05/2025
20/05/2025

Guusha waxa lagu gaaraa isku Tashi iyo Wadajir.

Gudoomiye Ahmed Meeyre Waa nin culus runtii.

19/05/2025

Address

Mogadishu

Telephone

+252770514147

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maajid Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maajid Mohamed:

Share