wararka bakool hada

wararka bakool hada fadlan fllowska no taabo plze

Weerar Waji h**e Saaka ay ku Qaaden  .Qeybta-60aad Tuulo   U jiro DEGMADA   ,Xaruunta Bakool AS Waxa laga so Furty Hub S...
24/07/2024

Weerar Waji h**e Saaka ay ku Qaaden .Qeybta-60aad Tuulo U jiro DEGMADA ,Xaruunta Bakool AS Waxa laga so Furty Hub Sanad Ciidan Meydkoda Wuxu Daadsan Yahay Wadooyinka Tuulada Ay baada ku Qaadi jireen Dadka Masakiinta ku dhacayeen Ee manta Gabalkooda So Cidlaadey Wali WA ay Socota Howsha Alshabab Tusbaxeeda Wa uu Go,ay Sida uu u Go,a Howsha Usocota Wali WA la daba jooga
HA ILAAWINA SI.AAD NOOLA SOCOTAAN Howsha waa bilow ha ilaawin Halmar taabo......

27/05/2024

Ku Saliya RasuulkenA
Mohamed Scw
๐Ÿ‘ like share Dheh
Farta kaliya ku taabo

13/05/2024

Ku Sali Rasuulkeena mohamed
Scw Scw

So qor Scw 1 minute

Howlgal Qorsheysan Ay manta ka sameeyen CXD-S   60-aad     aya waxa ku so qabteen 3 Gaari Xamuul ah   Xubno As- u qaadi ...
25/03/2024

Howlgal Qorsheysan Ay manta ka sameeyen CXD-S 60-aad aya waxa ku so qabteen 3 Gaari Xamuul ah Xubno As- u qaadi jirey Canshuurta gawaarida ay manta gacanta lagu so dhigey waxa la geeyey Xaruunt gobolka waxa meesha lagu bur-buriyey xaruumo badan oo As- ku dhici jireen Umada somaliyeed

dhaha si Xog-walbo ula socoto

  Aad u tiro badan oo Ka Tirsan CXD   Oo ka Soo Tagey   H**e Dagaalka Galmudug Aya Manta so gaarey Deegaano ka tirsan  B...
23/03/2024

Aad u tiro badan oo Ka Tirsan CXD Oo ka Soo Tagey H**e Dagaalka Galmudug Aya Manta so gaarey Deegaano ka tirsan Bakool Gar ahan Degmada Xudur kuwasi oo mudo wadada ku so jirey Ciidan,kani aya waxa ay sheeganayan Tabasho. masuuliyad daro ka timid dhanka Dowlada iyo maamulka Galmudug waxay ay sheegen in Qaab Qabiil loo beegsadey iyago so baneyey Furimaha h**e waxaa ay sheegen in ay Haatan ,bilaabi doonan how-galo deeganada ay imaaden oo wadooyinka ka xirdhan si ay u furaan wadooyinka Dowlada somali waxa Xal u Noqon kara ha Raadiso Deegaan kasta ciidankisa inay hubeyso Kuna xureyso Xal kale ma jiro Somali isma ogola meel kasto Ay joogan.

War Deg Deg ah Fallow like share
28/01/2024

War Deg Deg ah Fallow like share

Duqeyn culus xaga cirka ah aya ka dhacdey Gobolka bakool Meelo ay ku sugnayeen Ururka Argixgixsada shabab ilaa iyo hada ...
28/01/2024

Duqeyn culus xaga cirka ah aya ka dhacdey Gobolka bakool Meelo ay ku sugnayeen Ururka Argixgixsada shabab ilaa iyo hada lama oga qasaara hooda dhabta ah, is gaarsin la,anta ka jirto aw,geeda,wixi fahfahin ka so baxo Dib Ayan idin la wadagi doona, Fadlan Fallow Saar pegka like share xagiin,

28/01/2024

Dumarka somalida ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ayaa kalinta kuwad ka galay dumarka ugu quruxda badan afrika .halka kuwa dalka morocco galeen kalinta 8 ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ

23/11/2023
23/11/2023

Walaashay iga yar๐Ÿ™๐Ÿฝ

Follow like share Wall Adigo Guul Rabo Si,aan,u,ogaano Inta Guusha somali Jecel,Walalhena falastiin,Cadow,gooda ๐Ÿคฒ๐ŸคฒAllah ...
30/10/2023

Follow like share Wall Adigo Guul Rabo Si,aan,u,ogaano Inta Guusha somali Jecel,Walalhena falastiin,Cadow,gooda ๐Ÿคฒ๐ŸคฒAllah ha jabiyo โ˜ช๏ธโค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ

Today Best Photo
,
,
,

,
๐ŸŸข๐ŸŒฟToday,s Best photo๐Ÿ–ค โค๏ธ๐ŸŒธ
โคโคโคโคโคโค


























Address

Xamar
Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when wararka bakool hada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share