Yahye Rashid Gurey

Yahye Rashid Gurey Agricultural man digital createЯ

Mashirqool mise waa badbaado...Maxuma in lasameeyo A&B oo saxmadii badneed layareeyo lakin waqtigan waxa jiro waxyabo kl...
26/04/2023

Mashirqool mise waa badbaado...

Maxuma in lasameeyo A&B oo saxmadii badneed layareeyo lakin waqtigan waxa jiro waxyabo kle oo lagu badalan karay hadey ahaan leheed, wadooyinka xeran oo lafuro,Kuwa cusub ama bridge lasameyo, Tarafico badan Oo kala haga jaamka badan in lasameyo iyo xalal kle oo dhowr ah..

Lakin waxa howsha laga bilaabay Y-diii udambeysay - xita anan Waxba laga badalin canshurtii bilaha ehed ee ma macashbaa laga raadinaaya mise waa badbaado..

Jeeb yartii team bajaj waxey ubadan tahay in candhuuftoda dib ulaqi doonan ee inoo celiya mesheeni h**e.

Green house effects - global warming - droughtfloods are the results of deforestation. Thanks our president Hassan Sheik...
21/10/2022

Green house effects - global warming - drought
floods are the results of deforestation.

Thanks our president Hassan Sheikh Mohamud

☘️🌳💚

Inyar oo kamid ah faaidooyinka dhirta🌳🌴🍂"Waxey yareeyan heerkulka oo qaboojiyan ☀︎︎᯾waxey nuugan hawadii wasaqeysaneed-c...
21/10/2022

Inyar oo kamid ah faaidooyinka dhirta🌳🌴🍂

"Waxey yareeyan heerkulka oo qaboojiyan ☀︎︎᯾waxey nuugan hawadii wasaqeysaneed-carbondioxide" 🌎🏞️

Nigeria🇳🇬📸

Baranbaro🐜Magaceda cockroache Ibnu blattodea inbnu dictyoptera Ibnu petrygota Ibnu instecta Ibnu arthropoda Ibnu coeloma...
13/10/2022

Baranbaro🐜

Magaceda cockroache Ibnu blattodea inbnu dictyoptera Ibnu petrygota Ibnu instecta Ibnu arthropoda Ibnu coelomata Ibnu metazoan Ibnu animal☺️

Astamaha ay leedahay madax gaaban-pronotum weyn-af hoseeya(hypognathous) - Antenna setaceous ah oo dheer - mandibulate mouth part oo ah kuwa quuta solid feeding.

🤩

Chicken farm rotation 🐔🌳😀
07/10/2022

Chicken farm rotation 🐔🌳😀

'Ani Lee ma iwarsatiino qoftii rabo..... Iika Lee maskaxdooda ka adeegahaayo... Qof joogto aaba madaxeeda lagu murmaa an...
01/10/2022

'Ani Lee ma iwarsatiino qoftii rabo..... Iika Lee maskaxdooda ka adeegahaayo... Qof joogto aaba madaxeeda lagu murmaa anigaa bixi haaya iyo anaa bixi haayo, iyadana wax ma la warsahaayo...waaxaseto xaq miyaa...! waa usheegaa..wixii rabaan ha dhahan... Hadaan ugalaa... Waxaan dhaha Iikar kiina iyo jiilaanigiina midna ma rabi, igaarkoo Axmed ladhaha an rabaa...Us lee jeclahay koo kle oo aroosayana maleh, idinka Lee is noojiheesiin maahinee....

Maana-faay.

19/09/2022

Markaan waa doorkii jiilka cusub

It's time for the youth 👨‍🌾🌱🔥

Banana macro-propagation oo ah-Badinta ama diyaarinta abuur moos oo taya leh waana nooc la isticmalayo suckur ka mooska ...
06/09/2022

Banana macro-propagation oo ah-Badinta ama diyaarinta abuur moos oo taya leh

waana nooc la isticmalayo suckur ka mooska ayado halkii banooni laga soo saarayo ilaa iyo 8 xabo cusub oo suckur ah.

Wana mid ubahan in tirada iyo tayada mooska dalkena kor loogu qaada taasna waxa lagu gaari kara in la helo abuur moos oo wanagsan.

Waxa training Kan aadka umuhiimka ah qabtay machadka Somali Banana Technical Institute

Bismillah :booqashadii shabeelada dhexe Wax yaabihi an kuso arkay safarkii an ku tagay shabeelada dhaxe hadaan wax yar k...
01/09/2022

Bismillah :booqashadii shabeelada dhexe

Wax yaabihi an kuso arkay safarkii an ku tagay shabeelada dhaxe hadaan wax yar ka tilmamo waxa kamid aha in aan soo arkay habab ay beeraleyda ubeertan una sameyan - land preparation Intan soo arkay waxa jirtay laba hab oo inta badan ay isticmalayen.

Habka kowad: waa hab cajiib ah taaso qofka biloowga h**e uu cagaf galinayo beerta si uu carro geddin ama primariy tillage usameeyo, kadib ayuu beerti oo idil biya ku fasaxaya ilaa ay kabuux santo kadib ayuu faraha kaqadaya in mudo ah ilaa biyihii ka dhuuqdo caradiina xooga qalasho, markas kadib aya cagaf kale galinayan ayagoo Isla markana abuuray seed ki qof ay daba soconaya oo meshi ay marto tractor ka asago broadcasting ku fardhinaya seedki,markas kadib beerti Faraha laga qaadayo ilaa three weeks-rice ama four weeks-corn ah ayado anan wax waraab ah (irrigation) lasiineynin beerta,markey miirti soo baxdo oo ay dhulkii qariso kadib ayeey hadana irrigation la sameynaya.

Habka labaad:waa noocyada Inta badan la Sameeyo markii larabo dhul diyarinta kaso la isticmalayo in marki h**e caro gedin lasameyo, kadib caradi lagadiyay madamey is haysato waa la furfurayaa - Arbushid, markas kadib caradi lajilciyay in la level gareyo oo dhulkii lasimo, marka udambeeysa kawaawe lagaliyo si loogu diyariyo wadooyin yar yar ay biyaha u maran beerta marki beerta loo warabinayo blog ama qeyb qeyb.

Gabagabadii

Waxa Inta badan maqleysa abaara dad 8 million oo qof oo somali kamid ku dhici rabto dadkas Inta ubadan waa dadkii wabiyada iyo beeraha lahaa oo ka niyad jabay beerashadii ka dib waxey noqden dad barakacayaal ku ah deegankoodi - Markaad marto dhulkii la rabay in dadka iyo dalkaba laga quudiyo oo waxad arkeysa banaan oo Waxba lagu beerin ama laga niyad jabay beerashadii.

W/Q: Yahye Rashid Gurey

Guri laga sameeyay (lagu dhisay) caagago😊Halkii ayaga dhibato ku ahan lahayen degaanka aya loo badalay wax dib bulashada...
08/08/2022

Guri laga sameeyay (lagu dhisay) caagago😊

Halkii ayaga dhibato ku ahan lahayen degaanka aya loo badalay wax dib bulashada u isticmaali karaan.♥️👏

Buulacadaha Jaban💦💫🐠
28/07/2022

Buulacadaha Jaban💦💫🐠

Markey dadka isku dayan ineey igala hadlan waxan beero eheen🙄😵  🌾
08/03/2022

Markey dadka isku dayan ineey igala hadlan waxan beero eheen🙄😵


🌾

Address

Mogadishu

Telephone

+252617874072

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye Rashid Gurey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yahye Rashid Gurey:

Share