Ismat Kataani

Ismat Kataani Vlogs, Sports, Politics, Entertainment and Documentaries

LATALIYAHA AMNIGA QARANKA MADAXWEYNAHA JFS OO SOO XIRAY SHIRKA MAAREYNTA HUBKA IYO RASAASTA EE SOOMAALIYA. Muqdisho 22, ...
23/03/2023

LATALIYAHA AMNIGA QARANKA MADAXWEYNAHA JFS OO SOO XIRAY SHIRKA MAAREYNTA HUBKA IYO RASAASTA EE SOOMAALIYA.

Muqdisho 22, 03, 2023:- Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xuseen Macalin ayaa soo xiray shirka sannadlaha ah ee maareynta hubka iyo rasaasta oo la iskula meel dhigay habraacyada loo marayo qaadista Cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya.

Lataliyaha oo xiritaanka shirka khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in dhinacyadu isla qaateen dardar galinta qorsheyaal muddeysan iyo habraacyo loo marayo geeddi socodka qaadista Cuna-qabateynta hubka ee waqtiga dheer saaran Soomaaliya.

‘’Waxaan ku guuleysannay gaaridda in badan oo ka mid ah halbeegyadii loo baahnaa, kuwa dhimmanna sanadkan gudihiisa ayaan dhammeystiridoonaa.Ma’ahan riyo iska fudud in la qaado Cuna-qabataynta hubka ee waa arrin lagama maarmaan ah si aan ula wareegno mas’uuliyadda amniga Qarankeenna’’.

Soomaaliya ayaa guulo wax ku ool ah ka gaartay bartilmaameedyo ku xusnaa halbeegyada qaadista Cuna-qabataynta hubka iyada oo la dhisay guddi sare oo ka shaqeeya dhammeystirka sharuudaha ku xiran geeddi socodka qaadista Cuna-qabataynta hubka.

DHAMMAAD

23/03/2023

Taraawiixdii baa ka tambadatay wiilkaan 😹😹

23/03/2023

inta aniga camal gaaska qabo waa idin salaamay✋

DEGDEG: Baaritaanka Bisha   ayaa bilaabmay kadib qorrax dhaca Sudair. Maalinta KHAMIISTA waaye Bisha Soon.RAMADAN MUBARA...
22/03/2023

DEGDEG: Baaritaanka Bisha ayaa bilaabmay kadib qorrax dhaca Sudair.

Maalinta KHAMIISTA waaye Bisha Soon.

RAMADAN MUBARAK

20/03/2023

"3&9 wax laga wado qof dhalinyaro ah oo sheegi karo meesha ma ku jiraa". Ismat Kataani

20/03/2023

"Annaga hortiina ayaan soo istaagaynaa, haddii ay jirtay qolo Facebook ka soo dhex hadli jirtay". Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xasan Macalin

04/03/2023

baar lamaanka in dumarka lagu so daro ayaa qalad aheed waayo waa dad Anan Aqoon xishoodka❤🙏

04/03/2023

inaa lilaahi wa inaa illehey raajicun maamo Aamino siyaad Ah na Xl: jacfar abuukar hooyadiis janatul fardowsa illah haka waraabiyo😭🤲

23/02/2023

Please Like and Follow our new page. Thanks 😊 🫂 🙏

Address

Hawlwadaag
Mogadishu
252

Telephone

+252617680736

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismat Kataani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ismat Kataani:

Share

Category