Talaken Tv

Talaken Tv Welcome �

10/04/2024
Allaha unaxariistoJan 11 2024. Waxaa Geriyooday Edo Xawo cadawe culusow  Allaha unaxariisto 🤲🤲
11/01/2024

Allaha unaxariisto
Jan 11 2024. Waxaa Geriyooday
Edo Xawo cadawe culusow Allaha unaxariisto 🤲🤲

😎😁🤓
25/02/2023

😎😁🤓

Doolli' ayaa qoys ka liqay Dheyman , ciddii waxa ay soo kireysatay nin soo dila doolligii Dheymanta liqay.

Ninkii ayaa habeen kii baadi goob u galay doolligii , markii shanqarta yaraatay ayaa waxaa soo yaacay tobanaan Doolli'ah , isha inta saa u mariyay ayuu bar tilmaameed saday mid meesha ugu dambeeysa gooni u taagan , kolkaasi ayuu madaxa ku dhuftay , saa waaba kii Dheymanta liqay.!

Ninkii ayaa la weydiiyay sida uu ku gartay in uu yahay kii Dheymanta liqay?

Waxa uu ku jawaabay "Doqonta markii ay Taajir noqoto dadka waa ka dhexbaxdaa"

Xikmadda sheekadan : Haddii dhaqaalo yar aad hesho dadka yeeysan kaa dhexsaarin.

Mahadsanid.

23/06/2022

Dhageyso Wacdigan. Si ad wax uga ogato muhimada. Barinimada Walidiinta✅️

Somali 🇸🇴 Heshiis Ah ✅️
17/06/2022

Somali 🇸🇴 Heshiis Ah ✅️

Welcome 🙏
20/04/2022

Welcome 🙏

01/01/2022

So dhawaw

26/12/2021

Farmaajo Jidka Malo Banenaa Mase Dabka ow wado wala Daminaa ? 🥸

🥸
04/12/2021

🥸

28/10/2021

Address

Mogadishu
2521

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talaken Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share