Dhexroor media

Dhexroor media Dhexroor media waxa ay idin soo gudbinayaan qisooyin, dhiiraglin iyo sheeko xikmadaysan

Buugga midibaynta sawirda + kalooratiga waa diyaar 617184751
03/12/2022

Buugga midibaynta sawirda + kalooratiga waa diyaar 617184751

Waxa uu leeyahay " marka ay lammaanuhu isu galmoodaan, waxaa la soo daayaa laba dheecaan oo shaqadoodu ay tahay in ay ko...
10/10/2022

Waxa uu leeyahay
" marka ay lammaanuhu isu galmoodaan, waxaa la soo daayaa laba dheecaan oo shaqadoodu ay tahay in ay kor u qaaadaan kalsoonida iyo in ay dareen ahaan isu soo jiidan lammaanaha.
Marka uu qofka biyaha iska keeno asaga oo daawanaya muuqaaladas anshax darrada ah, waxa meesha ka baxa shaqadii labadaas dheecaan , waxa uu dareemayaa qanacsanaan la'aan , walwal joogta ah .
Ugu dambeeyn waxa sababtaa kalinimo, quus, qoyskii oo burbura, furniin, noloshiisa dhadhankeeda oo soo afmeerma, macaansigii uu jimaaca ka heli lahaa oo gabi ahaanba tirtirma, wax soo saarkiisa oo yaraada iyo hab fikirkiisa oo gurracma.

Dr waliid waxa uu dhigani hiisa ku bilaabay dhibaabaha ay leedahay daawashada filimada GALMADA,waxa uu leeyahay"Daawasha...
10/10/2022

Dr waliid waxa uu dhigani hiisa ku bilaabay dhibaabaha ay leedahay daawashada filimada GALMADA,waxa uu leeyahay
"Daawashada filimada galmadu, waxa ay qofka u diidaadan fursadihii uu ku noqon lahaa nooca qofeed ee uu doonayay, waxa ay ka hor istaagtaan wax walba oo uu qofkani u qaban lahaa qoyskiisa,bulshadiisa iyo waddankiisa.

Waxa uu ka hadlay mawaadiic kala duban waliba si aad u tafatiran,;halkan waxan idin kugu soo gudbinayaa dhiganaha Dr wal...
20/09/2022

Waxa uu ka hadlay mawaadiic kala duban waliba si aad u tafatiran,;halkan waxan idin kugu soo gudbinayaa dhiganaha Dr walid Ahmed Fatiiha

18/09/2022

Ku soo dhawaada dhexroor MEDIA
Dhexroor MEDIA waxaad ka heli kartaan barnamijo dhoowr ah sida, qiso, dhiiraglin xikmad iyo dhacdooyinka dunida

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhexroor media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhexroor media:

Share