Xogsan media

Xogsan media Media

 : Ethopia waxay miiska soo saarteen heshiiskaan, 2018. Heshiiskii sharci darada waa ka laabaneynaa ee inoo saxiixa 4tii...
12/08/2024

: Ethopia waxay miiska soo saarteen heshiiskaan, 2018.
Heshiiskii sharci darada waa ka laabaneynaa ee inoo saxiixa 4tii dekadood.

25/05/2024

Meeshaan maxaa ka socda ??

DEG DEG :- Iran oo caawa bilowdey weerarkii ay ku qaadeysay Israël .Gantaalo iyo Diyaarado Drone ah ayay hada ku garaace...
13/04/2024

DEG DEG :- Iran oo caawa bilowdey weerarkii ay ku qaadeysay Israël .

Gantaalo iyo Diyaarado Drone ah ayay hada ku garaaceysa dhulka Israel .

Sidoo kale kooxo la shaqeeya Iran oo jabsada Internet-ka ayaa ku dhawaaqey inay bakhtiyeen laydhka qaar ka mid ah magaalooyinka Israel

DEG DEG: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo k...
05/02/2024

DEG DEG: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.

Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii lasoo dhaafay ku raad-joogay eedeysanaha ayaa ugu dambeyn kasoo qabtay deegaanka Caad xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.

26/01/2024

Ethopia: waxaa iscasilay Raisulwasare kuxigeenkii, sidoo kale waxaa asna iscasilay wasiirkii cadaaladda ethopia ka dib markii soomaaliya ku qaday duulaan diplomaasiyadeed, ethopia waa kaligeed, soomaaliyana adduunka oo dhan ayaa la jira oo garab taagan.

 : Ethopia oo burbureysaRaysalwasaare Ku-xigeenka, ahaana Wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya ayaa la sheegay in uu xilkii...
26/01/2024

: Ethopia oo burbureysa

Raysalwasaare Ku-xigeenka, ahaana Wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya ayaa la sheegay in uu xilkii iskacasilay.

Mudane Demeke Mekonnen Hassen, ayaa sidoo kale ahaa Guddoomiye Ku xigeenka xisbiga talada haya ee Barwaaqada Itoobiya (PP).

Iscasilaaddan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay xiisad ay ka jirto Geeska Afrika oo ka dhalatay heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya.

Wasiir Demeke ayaa kasoo jeeda Qawmiyadda Amxaarada ee Itoobiya.

26/01/2024

Ciidamada awooda badan ee cirka soomaaliya🇸🇴🇸🇴

25/01/2024

Caleemasaarka

17/01/2024

Dhul beereedka ugu quruxda badan ee soomaaliya - degmada Afgooye

DEG DEG :Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo...
17/01/2024

DEG DEG :Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday .

Sida xogsan media ka heshay ilo Xog-Ogaal ah oo aviation ka ka tirsan diyaarada ayaa ku laabatay Adisababa oo marki h**e ay ka so kacday

Dowladda Itoobiya ayaa diidday ka qaybgalka shirka IGAD ee 18 Jan lagu ballansanaa in uu ka dhaco dalka Uganda.
16/01/2024

Dowladda Itoobiya ayaa diidday ka qaybgalka shirka IGAD ee 18 Jan lagu ballansanaa in uu ka dhaco dalka Uganda.

100 maalin ka dib waa soo hadlay abwaan nageeye.
16/01/2024

100 maalin ka dib waa soo hadlay abwaan nageeye.

Address

Km4street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogsan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogsan media:

Share