Bile Media

Bile Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bile Media, Broadcasting & media production company, Abdiqaasim, Mogadishu.

Bile Media waa Shirkad ganacsi oo madax bannaan, shaqadeeduna tahay bixinta adeegga TV-ga casriga ah ee Digital TV, waxaana lagu aasaasay magaca Muqdisho Cable Feb 2012, howsheedana billowday July 2012. 10 Sano kadib, July 2022 ayaa loo bedelay Bile Media

Waxaad ka daawan kartaa Receiverkeenna kannaallo Islamic ah oo aan soo xulnay.Hadda dalbo hadda daawo!
17/06/2025

Waxaad ka daawan kartaa Receiverkeenna kannaallo Islamic ah oo aan soo xulnay.

Hadda dalbo hadda daawo!

Appka Daawo ayaa kaaga filan inaad daawato musalsalaad xul ah!Hadda kala soo deg linkga aan soo dhignay Comment-ga 1aad....
15/06/2025

Appka Daawo ayaa kaaga filan inaad daawato musalsalaad xul ah!
Hadda kala soo deg linkga aan soo dhignay Comment-ga 1aad.

Wixii faahfaahin ah WhatsAppkan la xiriir: +252684442777

Waxaan ubadkaaga u diyaarinnay kannaallo ay ka heli karaan aqoon iyo madadaallo dhammeystiran.Waan kugu keeni karnaa gur...
13/06/2025

Waxaan ubadkaaga u diyaarinnay kannaallo ay ka heli karaan aqoon iyo madadaallo dhammeystiran.

Waan kugu keeni karnaa gurigaaga fadlan la soo xiriir 322 ama WhatsApp 610208010.

Ciid Wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta ah, shirkada Bile Media waxa ay idin kuugu hambalyneysaa munaasabadda Ciidul...
05/06/2025

Ciid Wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta ah, shirkada Bile Media waxa ay idin kuugu hambalyneysaa munaasabadda Ciidul- Aldha.

Ciid Wanaagsan!



Fursad qiimo badan oo munaasabadda ciidda ah awgeed ayaan idiin kugu talagalnay waa adiga iyo dooqaaga macaamiil.Naga so...
05/06/2025

Fursad qiimo badan oo munaasabadda ciidda ah awgeed ayaan idiin kugu talagalnay waa adiga iyo dooqaaga macaamiil.

Naga soo wac 322 ama booqo xarunta kuugu dhow.

FG: Waqtiga wuu koobanyahay waana 10 maalmood kaliya.

Ma ogtahay in Appka Daawo aad ka heli karto Aflaam xiiso leh, kuna daawan karto dal iyo dibadba. kala soo deg link-yada ...
04/06/2025

Ma ogtahay in Appka Daawo aad ka heli karto Aflaam xiiso leh, kuna daawan karto dal iyo dibadba. kala soo deg link-yada yaalla Comment-ga 1aad.

Wixii faahfaahin ah la soo xiriir WhatsAppka: +252684442777

MAALIN WANAAGSAN DHAMAANTIIN.Aad iyo aad baan idiinka mahadcelinayaa dhammaantiin. Inta uu socday Taxanaha Mahuraan waxa...
18/05/2025

MAALIN WANAAGSAN DHAMAANTIIN.

Aad iyo aad baan idiinka mahadcelinayaa dhammaantiin. Inta uu socday Taxanaha Mahuraan waxaan soo marnay safar dheer oo cajiib ahโ€“ Waa safar ay buux dhaafiyeen caqabado, isbarasho, kobac shaqo iyo mid shaqsiyeed oo isbarkan.

Markii aan bilownay sheekadda Mahuraan, hadafku kuma koobneyn samaynta taxane telefishin oo kali ah, waxuu ahaa hadaf intaas ka guda weyn โ€“ waxay ahayd hawl aan u galnay si aan u soo bandhigno sheekooyinka inta badan la aamusiiyo; sheekooyin ku qarsoon qalbiya badan oo xanuun leh, sheekooyin aan laga hadlin, kuwo sheegistoodu ay u baahantahay adkaysi iyo geesinimo, kuwo xitaa aysan kudhiiranin qalbiyadda la xanuunsanaya, balse runtii mudan in la maqlo.

Hada oo la daawaday qaybta ugu dambeysay, qalbigayga waxaa buuxa dareenno iskudhafan, waxaan dareemayaa, Farxad, guulaysi, iyo koriimo shaqsi ah iyo mahadnaq aan is dhaho warqad kuma koobi kartid.

Samaynta mahuraa ma ahayn mid sahlan, wadadiisa waxaa daadsanaa qodxo badan waana ay adkeyd in qofna ku dhiiraddo maristeed, lakiin waan marnay daal ayaan naga soo gaaray, balse ugu dambeyn โ€” waan gudabnay oo guul

๐‰๐ข๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ญ๐š๐ฑ๐š๐ง๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ก๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง โ€“ โ€“ waxaad dhab kadhigteen sheeko mala awaal ah, Ma inan jilin sheekadan oo kali ah balse waxaad xambaarteen dareenkeeda oo ay dadku ka dheehdeen wajiyadiina, Geesinimada aad ku matasheen doorkiinna ayaa ka dhigtay Mahuraan mid qalbi taabad ah.

๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ก๐š๐ฐ๐ฅ-๐ฐ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ง๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ค๐š โ€“ Saxiibayaal, laf-dhabarta guusha Mahuraan waa idinka.

Subax h**e jarmaadkii, Soojeedka leylkii , Sowdkaa xumaadiyo, Saxarkaa kadhowriyo Suraada ma qurxsana, Samirka iyo dadaalkii Soo tan miraha noo dhalay.

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ง๐œ๐จ๐ง๐ง๐ž๐œ๐ญ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ž ๐Œ๐ž๐๐ข๐šโ€“โ€“ waad na rumeysateen idinka oo aan na tijaabin. Kalsoonidiinna ayaa ahayd doonta aan saarnayayn mudadii aan shaqadaan wadnay, fursada aad na siiseen kali ah caqabada malahayn ee waxay ahayd mid noolasheena wax kabadashay. Maanta waxaan ka fiicanahay maalintii aad shaqada nagu aaminteen.

๐’๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐š๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ž๐ž ๐ง๐š ๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ
Waad nadifaacdeen xiligii aan ugu baahibadnayn, waad nacaawiseen xiliyo aan muhiim noo ahayd caawinaadiina, beerka ka ogaasoonin dadaalwalba oo aad ka gaysateen Mashuruucan.

๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ฒ๐š๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง๐š ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก โ€“ waxaa ku mahadsantihiin in aad safarkan qeyb ka ahaydeen. Mahadsanidiin inaad nala qoslayseen, nala ooydeen, nala murugaysteen, saxiibadiina uga sii sheekayseen sheekadda Mahuraan. Idinkaa sabab u ah Mahuraan. Idinkaa sababta ay sheekadu gaadho malaayin Soomaali ah.

Saxiibayaal Mahuraan waa in uu Sabab u noqdo inaan kafiicnaano qofkii aan shalay ahayn Waaa in uu astaan u noqodo koritaankeena โ€“inaan ka gudubno wixii nagu filnaa, waa inaan la imanaa curinta sheeko kacajiibsan, duubis iyo farsmo laga ogaan karo in ay waxbadan noo korhdeen, habjiliin ka soo jiidasho iyo dareenbadan, waa in mashruucyadeena xiga ay noqdaan kuwo laga arko korniimadeena.

Aniga ma arko dhamaad, ee waxaan arkaa bilow cusub oo aan ku sii wadi karno sheegista sheekooyinka mudan in la sheego ee bulshadeena. Aan jebinno xuduudaha sheeka sheegista iyo filmsamaynta.

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ฌ๐š๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง.
MAHURAAN DIRECTOR ALI HUSSEIN
Ali Yare Husen

TAXANAHA MAHURAAN | XALQADA 15-AAD | FASHIL.Ha moogaan caawa iyo XalqadA u dambeysay ee MAHURAAN caawa 7:00PM.Ka daawo B...
15/05/2025

TAXANAHA MAHURAAN | XALQADA 15-AAD | FASHIL.

Ha moogaan caawa iyo XalqadA u dambeysay ee MAHURAAN caawa 7:00PM.

Ka daawo Bile Drama Plus, YouTube-keena Bile Tv iyo Appka Daawo TV.

Ma ogtahay macmiil in Rasiifarka Bile Media aad soo dlban karto adiga oo guigaaga jooga laguuguna soo adeegayo sida ugu ...
13/05/2025

Ma ogtahay macmiil in Rasiifarka Bile Media aad soo dlban karto adiga oo guigaaga jooga laguuguna soo adeegayo sida ugu dhaqsiyaha badan

Kaliya naga soo wac 322.amaWhatsApp 610208010

TAXANAHA MAHURAAN | XALQADA 14-AAD | CADEYNHalkaan ka daawo Xalqada 14-aad ee Taxanaha Mahauraan
08/05/2025

TAXANAHA MAHURAAN | XALQADA 14-AAD | CADEYN
Halkaan ka daawo Xalqada 14-aad ee Taxanaha Mahauraan

Taxanaha Mahuraan | Xalqada 14-aad | CadeynTaxanaha Mahuraan oo uu director ka yahay Ali Sahal ayaa xambaarsan sheekooyin aan h**ey loogu dhiirran sheegistoo...

TAXANAHA MAHURAAN | XALQADA 14-AAD | CADEYN.Ha moogaan Xalqada 14-aad ee Taxanaha MAHURAAN caawa 7:00PM.Ka daawo Bile Dr...
08/05/2025

TAXANAHA MAHURAAN | XALQADA 14-AAD | CADEYN.

Ha moogaan Xalqada 14-aad ee Taxanaha MAHURAAN caawa 7:00PM.

Ka daawo Bile Drama Plus, YouTube-keena Bile Tv iyo Appka Daawo TV.

Halkaan ka daawo Xalqada 13-aad ee Taxanaha Mahuraan
01/05/2025

Halkaan ka daawo Xalqada 13-aad ee Taxanaha Mahuraan

Taxanaha Mahuraan | Xalqada 13-aad | XukunTaxanaha Mahuraan oo uu director ka yahay Ali Sahal ayaa xambaarsan sheekooyin aan h**ey loogu dhiirran sheegistood...

Address

Abdiqaasim
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bile Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bile Media:

Share