Ali Yaasin

Ali Yaasin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Yaasin, Digital creator, wadajir, Mogadishu.

05/09/2026

DEG DEG"Gantaalka Mahad Karataay wuu dulmarayaa Generaal Shubna wuu ku dhacaya caqligaas yaa fahmi kara"

Xildhibaan Caana-Nuug

03/09/2026

Wado furasho👀

31/08/2026

DEG DEG-Xildhibaan Cabdiraxman Odowaa oo si kulul u hadlay ayaa yiri"Wixi Farmaajo aan ka iri ayaan Xasan Sheekh ka leeyahay,Dhul-boobka ma taageersani

14/08/2026

Waxaan bogaadinayaa Sheekh Cabdikariin Ciise, geesinimada iyo mowqifka uu ka qaatay ka hortagga barakicinta iyo dhulboobka.

Waxaan ugu baaqayaa culimada, aqoonyahanka, ganacsatada iyo dhammaan waxgaradka Soomaaliyeed inay u istaagaan difaaca xuquuqda dadka danyarta ah, kana hortagaan barakicinta, dhulboobka iyo gaboodfallada lagu hayo shacabka.

Haddii aan maanta laga hortagin dulmiga, fidnada ay abuuraan gaboodfalayaashu iyaga kuma ekaan doonto ee dhammaanteen ayay ina saamayn doontaa .

﴿وَاتَّقُوا فِتْنَةً لَا تُصِيبَنَّ الَّذِينَ ظَلَمُوا مِنكُمْ خَاصَّةً ۖ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ﴾

05/06/2026

DEGDEG" Jeesoow oo qeylinaayo Yaana la xiriiraa yaan la sameyaa xiriir yaa halkan iga sii deyn karo aaway Tolkeygiii Odayga waa laga qeylisiiyay maanta .

Jeesow Goor dhaw warbaahinta ayuu ka weerari doonaa Hassan ee mxuu shegi doonaa ?

05/06/2026

Xil jesoow oo qiray in la, xanibay...See more

05/06/2026

Waa lasoo xarooday xaalku waa save

05/03/2026

"Dastuurkan qofki ka horyimaada waa dembiile qaran"Gudoomiye Shekh Aadan Madoobe.!

04/03/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tallaabada taariikhiga ah ee ay ku ansixiyeen Dastuurka dalka, kaasi oo soo maray geeddi socod dheer oo dib u eegis iyo wax ka baddal ah.

04/03/2026

Xildhibaan Saadaq Joon oo mid mid ula hadlaya Xildhibaanada si ay u ansixiyaan Dastuurka.

Address

Wadajir
Mogadishu
252

Telephone

+252616179045

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Yaasin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ali Yaasin:

Shortcuts

Share