Ifiyaha Nolosha

Ifiyaha Nolosha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ifiyaha Nolosha, Digital creator, wadajir, Mogadishu.

05/03/2026

"Dastuurkan qofki ka horyimaada waa dembiile qaran"Gudoomiye Shekh Aadan Madoobe.!

04/03/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tallaabada taariikhiga ah ee ay ku ansixiyeen Dastuurka dalka, kaasi oo soo maray geeddi socod dheer oo dib u eegis iyo wax ka baddal ah.

04/03/2026

Xildhibaan Saadaq Joon oo mid mid ula hadlaya Xildhibaanada si ay u ansixiyaan Dastuurka.

06/02/2026

DEG DEG:MW Lafta Gareen :-Aniga waa ka tageyaa Beydhabo KGS ma lehi dadka xoog wax ku doonayo ha joojiyeen tan kale dadka tuugada ee madaxda sheeganaya waa ina ya shacabka soo sheegaan.

05/02/2026

"Waxaan muddo sanad iyo Bilo ah joogay Magalaada kismaayo kedib khilaaf na dhexmaray aniga iyo Dowlada Jubland"Seneter Ilyaas Gaboose.

01/02/2026

DEG DEG: Dani Oo Afka Furtay “Ciidankeyga Halis Ayay Galeen”

13/01/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan ilaalinta midnimada iyo madaxbannaanida dalka.Madaxweynaha ayaa bogaadiyey dareenka waddaniyeed iyo wadajireed ee ay muujiyeen shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna tilmaamay in dowladdu ay mas’uuliyad weyn iska saareyso in wax kasta oo taabanayo nolosha dadka Soomaaliyeed ay ilaalineyso

07/12/2024

WASIIR AL-CADAALA OO MIC 🎤 MIDKII UGU XUMAA U QAATAY WASIIR JUXE,

06/12/2024

Axmed Madoobe Khawaarijta iyo Dowladda waxaa u daran, dowladda, 13 sano hal tuulo ma xoreyn”. Madaxweyne Xasan Sheekh

27/11/2024

Daawo sida Xil.Xaadoole uga falceliyey markii uu ku hor boodbooday xil Xasan Firimbi.

27/11/2024

DEG DEG:-Firibi ayaa is qabsaday Golaha Xildhibaanada Mucaaradka ee Jubbaland iyo Puntland ayaana kulanka maanta hor istaagay.

17/03/2024

Mirqaan after afur is not easy 😭😂😂

Address

Wadajir
Mogadishu
252

Telephone

+252616179045

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiyaha Nolosha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ifiyaha Nolosha:

Share