12/09/2025
La kulanka Gudoomiyaha Degmada Waabari
Sharaf bey ii tahay inan sxbkey Hussein gudoomiyaha degmada waabari aan caawa kulan is xog wareysi ah wada qaaadanay
Hussein waa team ki aan master ka ku so wada qaadanahy Bangladesh xili aad u adag
Gudomiye xilka allaha kugu asturo.