Abyan Show

Abyan Show Warar iyo Warbixino ku saabsan Nolosha bulshada iyo Kaalinta Haweenka Soomaaliyeed kala soco Halkan Mahadsanidiin

01/01/2024

Toos: Gobalka Banadir VS K.Galbeed

Alhamdulillaah mahad oo idil waxay u sugnaatay Boqorkii sanadka 2023 iigu dhameeyey caafimaad iyo barwaaqo aan la soo ko...
31/12/2023

Alhamdulillaah mahad oo idil waxay u sugnaatay Boqorkii sanadka 2023 iigu dhameeyey caafimaad iyo barwaaqo aan la soo koobi karin si,gaar ah wuxuu ii ahaa sanad aan xaqiijiyey qeyb kamid ah ahdaaftii noloshayda illaahay,na ii rumeeyey riyooyin badan oo lagu dhamaystiri doono sanadka curdunka ah ee 2024, Sanad cusub Riyooyin Dhabooba ayaan idin Rajaynaayaa idinkana Axbaabii🌺🎊💎🦋

Waxaa ii Qorshaysan bilowga sanadkan cusub ee 2024 Hal-abuur cusub Safaro qorshaysan mustaqbal iyo nolol farxad,leh insha Allaah By By Kalinimo😱 Kabax kadeedka nolosha iskaabulanimo! 2024 qofkii guursan waayo masaajiddada Afar afar faataxo halooga soo aqriyo🤣🤣🤣

Waxaa dhammaan ganacsatada dibada ka keena badeecadaha lagu war galinaya in laga billaaba 29 October aan la oogolaan doo...
28/10/2023

Waxaa dhammaan ganacsatada dibada ka keena badeecadaha lagu war galinaya in laga billaaba 29 October aan la oogolaan doonin badeecad aan wadanin shahaadada waafaqsanaanta shixnadda. Ciidda shahaada la’aan badeecad soo dajisa waa la ganaaxayaa. Sidaas awgeed waxaan muhiim ah in la raaco awaamiirtaan.🙏

03/06/2023

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sidoo kale ah ergeyga madaxweynaha ee arrimaha bani’aadanimada ayaa ka horyimid mooshinkan wax looga beddalayo dastuurka, wuxuuna tilmaamay inuu wiiqayo dagaalka adag ee haatan lagula jiro kooxda Al-Shabaab.

31/05/2023

Waa Tuma Muna Mohamed Dirshe?! Ku daawo Barnaamijka Haween-Kaab Qisada buugii gilgilay muqdisho iyo deeganada ay dagaan soomalida.

31/05/2023

Raysul wasaare Xamse "Dastuurka in la dhamaystiro Waa muhiim cidii ka maqan dhamaystirka Waa in ay imaataa dadkana in la jahwareeeiyo lama rabo"

29/05/2023

Guddoomiye Cabdi Xaashi “Kalfdhiga Saddexaad ee Baarlamaanka waxaa hortaala sharciyo iyo Ajendeyaal muhiim u ah dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna “.

SAWIRRO: Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa soo bandhigay Hindise ku kacaya $10.5 milyan oo Doolar si ay u ...
25/05/2023

SAWIRRO: Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa soo bandhigay Hindise ku kacaya $10.5 milyan oo Doolar si ay u sii wadaan Gurmadka Abaaraha iyo Ka Jawaabidda xaaladaha Bini,aadannimo ee ka jira Soomaaliya.

“Dowladdu waxay ka gudubtay iskaashi cusub oo u dhaxeeya UKAID iyo BRciS una gudubtay maalgelin deeqbixiyaal badan oo qiyaas ahaan gaaraya $260 Milyan tani waxaa kamid ah iskaashi Istiraatijiyadeed iyo maalgelin dheeraad ah oo ay ku deeqeen USAID ($10m) iyo QFFD ($5.5m) oo ay maamusho UKAID ayna dhaqan galiso BRciS laga bilaabay 2022-2023.

20/05/2023

‘’RW Xamse Waxaan baahin doonaa isbuuca soo socdo dad lunsaday hantida dadweynaha kuwa kalana waan ku raad joognaa soo qabashadooda.

20/05/2023

‘’Wasiir Maxamed Barre waxaan gorfayn doonaa dhibaatooyinka ku hor gudban dhalinyarada soomaaliyeed si aan xal waara uga gaarno’

17/05/2023

‘’Xaalada magaalada Garoowe oo dagan iyo Garoonka jeneraal Haamaan oo dib u shaqa bilaabay kadib shaqaaqadii shalay ka dhacday.

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abyan Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category