Gedo Times

Gedo Times Soodhawow daawade muqdisho Times waxaad ka heli doonta xogo xasaasi ah youtube keena halkan hoose ayaad ka heli karta
https://youtu.be/QYW4CbBNm_E

29/10/2023

Degdeg:- Koox aan la aqoon waxa ay yihiin & ciidanka dowlada ayaa xilligan isku xabadeynaya halka loo yaqaano Tarabuunka, D/Hodan .

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in marqura ay ka war heleen xabad iyaguna ay dhankooda difaac adag galeen.

Laascaanood mention dheh qof darwiish ah
29/10/2023

Laascaanood mention dheh qof darwiish ah

29/10/2023

Reer Muqdisho waad roobeysateen so ma aha?

Cabdisamed Wuxuu ahaa Wiil Dhalinyaro ah oo Dhameeyey Dugsiga Sare , Markii uu Dhamaystay Waxbarashadii Dugsiga Sare ayu...
29/10/2023

Cabdisamed Wuxuu ahaa Wiil Dhalinyaro ah oo Dhameeyey Dugsiga Sare , Markii uu Dhamaystay Waxbarashadii Dugsiga Sare ayuu Go,aansaday in uu Ku Biiro Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Qaybta ay Tababarto Imaaraatka ee Millitariga.

Cabdisamed isagoo Ku sugan Xerada oo Markaas Loo Qaadi Rabay Dalka Dibadiisa ayaa Waxaa Lagu Qarxiyey Xero Nac Nac oo Kutaal Muqdisho Madaxiisa ayaana Noqday Sidaas aad Arkaysaan , Dhaawac xun oo aanan Waligey Wax Lamid ah Arkin ayaa Gaaray Runtii 😭. Madaxiisa Kala Bar ayaa Maqan.

Cabdisamed Waa Rajay oo Hooyadiis Wey Dhimatay , Waxaa Gacanta ku Haysa Habaryartiis oo Sheegtay in Ay Dowladu Wax uqaban Weyday oo Xitaa Hadal Naxariis Leh ay Ka Weyday.
Dhamaanteen Aan Caawino Walaalkeen Si Caafimaadkiisa Wax Looga Qabto , Postigaana ushare Garee
La xiriir: 252615541587

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KA QEYBGALAY XILWAREEJINTA TALIYAHA CIIDANKA DARAAWIISHTA PUNTLAND.Garoowe : 29 October 2023 : ...
29/10/2023

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KA QEYBGALAY XILWAREEJINTA TALIYAHA CIIDANKA DARAAWIISHTA PUNTLAND.

Garoowe : 29 October 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo ka dhacday xarunta Taliska Ciidanka Darawiishta ee xerada 54-aad.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda, Taliska Ciidanka Daraawiishta, Taliska Ciidanka Booliska, Maamulka Gobolka Nugaal iyo Saraakiisha kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabe...
29/10/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda).

Cali Jeyte ayaa soo noqday guddoomiyaha gobolka Hiiraan waxaana lagu xasuustaa hoggaaminta gulufkii cuslaa ee dadka gobolka Hiiraan Khawaarijta kaga xoreysteen inta badan dhulkii gobolkaas ay ka joogtay.

Israel waxey jartay xiriirka Turkiga kadib markii Madaxweyne Erdogan uu galabta ku dhawaaqay in Israel tahay Maamul Arga...
28/10/2023

Israel waxey jartay xiriirka Turkiga kadib markii Madaxweyne Erdogan uu galabta ku dhawaaqay in Israel tahay Maamul Argagaxiso ah, Sidoo kalana uusan ka baaqsan doonin in ciidamadiisa u diro Gaza hadii xaalada sidaan kusii socoto.

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gedo Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share