Maamul Media

Maamul Media halkaan waxaan kuugu soo gudbin Doonaa Muuqaalo diini ah oo ku xiisa Geliya Fadlan like saaro.

26/06/2022
26/06/2022
26/06/2022

Asc Dhamaaan Ahlu Duruqu Suufiya Meel Kasto Ee Dunida Ka Jogaan Waxaa Logu Lana Ogeysiinayaa, Biri Arabaca Ah Oo Ey Taariikhdu Tahay 19/1/2022 M, Kuna Began 16//6/1443 H, In Lagu Qaban doono Magalada Muqdisho Gaar ahaan Ee Dagmada Boondheere
𝙎𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧𝙖𝙙𝙖 𝙎𝙝𝙞𝙞𝙠𝙝𝗲𝘆𝗻𝗶𝗶 𝗪𝗲𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗨𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗲𝗲
{ 𝗦𝗛𝗜𝗜𝗞𝗛 𝗕𝗔𝗦𝗛𝗜𝗜𝗥 𝗦𝗛𝗜𝗜𝗞𝗛 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗨𝗨𝗗 }
𝗢𝗼 𝗞𝘂𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗮𝗮𝘆
( )
𝗔𝗹 𝗦𝗵𝗮𝗳𝗶𝗰𝗶𝘆𝗶. 𝗔𝗹 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿𝗶𝘆𝗶
𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗨𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗲𝗲
{ }
Siyaarada Oo Aqrinta Khatmoyinka Qur,aanka Kariimka Iyo Qasiidoyin Duca Ah, Ey Maalmahaan Soo Socdeyn Ayaa Galabtii #𝘽𝘼𝙉𝘼𝘼𝙉𝘽𝘼𝙓 Aad Uweyn Lagu Soo Qatimi doonaa
𝗘𝗲 𝗞𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗤𝗲𝘆𝗯𝗴𝗮𝗹 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻
Siyaarada Maqbuula Allaha Kadhigo Aaamiiin,

Waxaana Si #𝙏𝙊𝙊𝙎 ah Ugalasocon doontaan Page Ka Allwarsheekh Qaadiriya Iyo صاحب السجادة شيخ أحمد شيخ أويس SH AXMED SH UWEYS

26/06/2022

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamul Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share