Tibyaan

Tibyaan Walaal nagu soo biir oo nagala qayb qaado faafinta wanaaga iyo reebidda xumaanta.

01/01/2024

Tafsiirka suuratu Al-Faatixa.
||Sheekh Maxamed Ismaciil.

21/12/2023

Fadaa-isha maalinka Jimcaha.
|| Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.

06/12/2023

Maxaadan ogayn oo Ahlu-jannaha helayaan oo Nabigana SCW uu ku ducaysan jiray?

05/12/2023

Ku raaxayso qowlkii Eebe.
Share dheh video-ga, page kana soo follow garee.

02/12/2023

Gaalkii loo soodiray in uu Nabiga SCW diinta kasaaro iyo wixii kala qabsaday.

||Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

30/11/2023

Geerida iyo waxa kadanbeeya.
||Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.

6 qodob oo qofka kadhigi kara mid kajeesta ama ku adkaata akhrinta Qur'aanka kariimka (qowlkii Alle).   ,   &
28/11/2023

6 qodob oo qofka kadhigi kara mid kajeesta ama ku adkaata akhrinta Qur'aanka kariimka (qowlkii Alle).

, &

28/11/2023

Qisada ninkii deriskiisa ku dhibanaa ee Nabiga SCW uga dacwooday.

||Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.

27/11/2023

Xukunka heesaha iyo waxa ay shareecadu ay kaqabto.
|| Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

"Rabbi quruxda dumarka kuma sifayn dherer iyo midab toonna. Wuxuu ku sifeeyay waxa ugu qaalisan ee gabadhi leedahay: xis...
26/11/2023

"Rabbi quruxda dumarka kuma sifayn dherer iyo midab toonna. Wuxuu ku sifeeyay waxa ugu qaalisan ee gabadhi leedahay: xishoodka"
Xishoodka, anshaxa iyo dhowrsanaanta waa quruxda asalka ah ee gabdhaha ... wixii kasoo haraa waa siyaado.
Si kasta oo ay gabadhu u leedahay qurux jirka ah iyo hab samayskeeda, haddii ay xishood, dhowrsanaan iyo xushmad beesho .. wax qiima ah ma leh, k**a duwana hibil xumaaday oo cayayaan ku xoomayo.
Rabbi gabdhaheenna, walaalaheen, xaasaskeena iyo hooyooyinkeen ha ku asturo huga xishoodka.
"الحياء لا يأتي إلا بخير" ... "الحياء من الايمان"

®️ qoraalka: Dr-Maxamuud.

26/11/2023

Qiso ka hadlaysa fadliga sunayaasha mu'akadka ah.
|| Sheekh Khadar Badeed.

Ummadda Nabi Muxammad SCW waxay ummadaha kale uga duwantahay waa in ay wanaaga isfaraan xumaantana ay iska reebaan, kuda...
25/11/2023

Ummadda Nabi Muxammad SCW waxay ummadaha kale uga duwantahay waa in ay wanaaga isfaraan xumaantana ay iska reebaan, kudadaal in aad wanaag faridda aad naftaada kabilowdo umadda kalena aad lawadaagto.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tibyaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category