16/11/2025
๐โจ KOBAC PIXEL โจ๐
Waxa sharaf weyn noo ahayd inaan si heer sare ah u qurxinno Xafladda Abaal-marinta ee Somali Business Awards ๐๐
Waxaan hubinnay in madashu noqoto mid muuqaal iyo maqal ahaanba kasbata indhaha kasoo qaybgalayaasha, una ekaata munaasabad heer caalami ah:
โ
Shaashadaha LED-ka casriga ah
โ
Qurxinta & muuqaalka madasha
โ
Duubis & Edit tayo sare leh
โ
Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
โ
Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran
๐
Haddii aad rabto in xafladada abaal-marin ama qalin jabin, arooska, bandhigga, ama shirarka lagu soo bandhigo si heer sare ah โ KOBAC PIXEL diyaar ayey kuu tahay!
๐บ Waxaan kuu abuurnaa muuqaal aan la ilaawi karin.
๐ Adani Tower, Degmada Hodan โ Muqdisho
๐ 61 3000996
๐ฌ https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
๐ kobacpixel.com