Xogbaar news

Xogbaar news we will produce our community the relaible news

Los Angeles
18/01/2025

Los Angeles

07/01/2025
Maamul wanaagu wuxuu Keenaa in ay hormaraan xarumaha dawlada Isla markaan waxay marag utahay  wanaaga  adeega ay Bulshad...
01/10/2024

Maamul wanaagu wuxuu Keenaa in ay hormaraan xarumaha dawlada Isla markaan waxay marag utahay wanaaga adeega ay Bulshada uhaayaan xarumahaas
More thanks Ahmed Abdi Kaarie

Waxaan soo dhawaynaa gidoomiyaha cusub ee degmada xarardheere sxbkey Sadaam Ibraahim waxaan ku aqaan nin caan ku ah bisa...
27/08/2024

Waxaan soo dhawaynaa gidoomiyaha cusub ee degmada xarardheere sxbkey Sadaam Ibraahim waxaan ku aqaan nin caan ku ah bisayl iyo isku wad bulsho
Waa ku mahadsanayahay madaxweyne Ahmed Abdi Kaarie inuu udoor degmada Gidoomiye hawl kar ah

25/08/2024

Degaanka abaayo dhaxan waa deegaan qurux qiimo badan isla markaana dhaca galbeedka somalia
Baliil Vlogs

03/08/2024

Cajiib culumada soonaaliyeed way ku dhaliili karaan xasuuqa ay falastiin ka wado . lkn k**a hadli yaqaaniin msaajida somaaliyeed iyagoo canbaaraynaaya falalka yahuud nimada ah oo islaamka waji xun uyeelaaya ee ay ku kacaan kooxda la jid iyo jaha waaga ah ee

هدم الدين باسم الدين
Maxay kooxdaan ka faaidee laynta dhalinta soonaaliyeed?
Xalay waxa la qarxiyay iyo goobta la qarxiyey hal qof oo dawlada soomaaliyed ka tiran miyaa jogay?
Dadkaas ay xalay laayeen kan laayay wuxuu ulaayay ma garanaayay?

WAA MASHRUUC SHISHEEYE .

Finally Allah yahoo intii dhimatay aduunka ayaa la dulmiyee adigu raxmadaada ku deeq.

Dilkay ay   ka dishay hogaamiyihii Xamaas aad ayaan uga naxay, isagana Alah ha unaxariisto  koley intaas ma uusan dhaafe...
31/07/2024

Dilkay ay ka dishay hogaamiyihii Xamaas aad ayaan uga naxay, isagana Alah ha unaxariisto koley intaas ma uusan dhaafeene.

25/07/2024

25/07/2024
25/07/2024
09/01/2023

M.a

Markii lagu dhaho kabo kaa waawayn ayaad gashatay
09/01/2023

Markii lagu dhaho kabo kaa waawayn ayaad gashatay

Address

KM4
Mogadishu
P4673

Telephone

+252619606070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogbaar news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogbaar news:

Share