Somalia Army

Somalia Army Ku So Dhowaaw page Ka Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaliyeed

16/11/2020
14/11/2020
The first battalion of the Somali National Army (SNA) 8th Brigade has graduated from infantry training at the UK-support...
19/03/2020

The first battalion of the Somali National Army (SNA) 8th Brigade has graduated from infantry training at the UK-supported training facility in Southwest State, Somalia. Over 400 SNA soldiers have been trained over 12 months forming the first battalion.

Through the training provided by British military personnel, the Somali National Army (SNA) troops learnt about gained skills in offensive and defensive operations, live firing, combat first aid, the law of armed conflict among other skills that will help them conduct effective security operations in the country.

At the graduation ceremony, the UK handed over a military barrack that will house up to 450 Somali troops and act as the military headquarters for the 8th Brigade in South West State.

03/03/2020
27/02/2020

Maxk**ada Ciidamada Qalabka ayaa Go,aan kasoo saartay Askarta ku sugan Difaacyada iyo kuwa sida Bareerka ah u Rida Xabada

27/02/2020

Wasiirka Gaashandhigga Xukumada Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka ayaa Maanta Tababar usoo xeray Ururkii 5Aad ee Kumaandooska Gor Gor Xoogga Dalka Soomaaliya

INTA AANAN DAGAALKA AADIN KA HOR MAQLA DARDAARANKEY πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄Hadii aan dhinto wax kasta ha rumeysanina hooyadey haddey idiin ...
26/02/2020

INTA AANAN DAGAALKA AADIN KA HOR MAQLA DARDAARANKEY πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Hadii aan dhinto wax kasta ha rumeysanina
hooyadey haddey idiin tiraahdo iyadoo barnaaminj TV-ga ka baxaayo ka hadleysa wuxuu jeclaa shahiidnimo wuxuu dhihi jiray (waan dhimaneynaa waan dhimaneynaa wadankana wuu noolaanayaa) ha rumeysanina aniga sidaasi ma dhihin aniga idinka ayaan idiin la mid ahay nolosha ayaan jeclahay geerida ma jecli lakin gabadha wariyaha ah ayaa ku qancisay hooyadey iney sidaasi dhahdo.

Saaxiibkeyga sawirkeyga facebook-ga soo dhigaya ee ku dul qoraya gabay yar isagoo leh waa shahiid ha rumeysanina
maxaa yeelay waa munaafiq imisa jeer baan ka codsaday inuu xoogaa lacag ah uu i amaahiyo lakin wuu iga carari jiray.

Madaxweynaha i amaanaya harumeysanina
waligiin wuxuu ka sheegayaa xaflada baroordiiqa ah inaan ahaa shaqsiyad dagaalka jecel oo geesi ah oo wadanka jecel, laakiin waa beentiis isaga ayaa lunsaday kaalmadii naloogu talagalay waxaa nahay awlaadii fuqarad anaga ayaa dagaalka noola hogaamiyaa laakiin awlaadda madaxda hoteelada ayey ku raaxeysanayaan.

Kuwa xabadaha sare uridaya si ay janaasadeyda uguuriyaan yaad umaleyneysaa iney yihiin? waligey dagaal kuma arkin.

Waxay sheegayaan inaan geesi ahay lakin geesinimada waxba k**a garanayo dareen wadaninimo malihi.

Kaliya waxaad rumeysataa tiiraanyada wajiga HOOYADEEY aad ka dheehan karto iyo niyad jabka AABAHEY iyo ilinta GACALISADEYDA.😭😭

Marar badan waxaa nafteyda weydiiyay

maxay kuwa shahiida uyihiin owlaada FUQURADA oo kaliya?😒
maxay u yihiin kuwa wadanka difaaca iyaga oo kaliya?😒
Maxaysan 1 mitir ugu leheyn dhulka ey difaacayaan?😒
Maxaan umaqli weynay masuul ama wiilkiisa oo dalka u dhimanaya?😒

GEERIDEYDA KADIB MIYAD HESHAY JAWABTA?

IN AAD HESHEEN AYAN FILAYAA JAWABTA !!

subscribe
23/02/2020

subscribe

The most hard working Police in Africa.

Address

Villa
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Army posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category