Xogta Somaliweyn

Xogta Somaliweyn View the latest news and breaking news today for Somalia, world, weather, entertainment.

Xogta Halka Laga Soo Tuuray Madaafiicda Saaka Lagu Soo Garaacay Xaafado Kamid Ah Muqdisho
01/10/2023

Xogta Halka Laga Soo Tuuray Madaafiicda Saaka Lagu Soo Garaacay Xaafado Kamid Ah Muqdisho

Mogadishu (Xogta somaliweyn) - Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo saaka kusoo dhacay qeybo kamid ah xaafadaha

Madaxweyne Xasan Oo Deg Deg Dhuusa-Mareeb Ugu Yeeray Duqa Muqdisho Kadib Markii Uu Ka Carooday….
01/10/2023

Madaxweyne Xasan Oo Deg Deg Dhuusa-Mareeb Ugu Yeeray Duqa Muqdisho Kadib Markii Uu Ka Carooday….

Mogadishu (Xogta somaliweyn) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar Rag Hubeysan Ay Ku Qaadeen Wasaarada Arrimaha Gudaha Turkiga
01/10/2023

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar Rag Hubeysan Ay Ku Qaadeen Wasaarada Arrimaha Gudaha Turkiga

Mogadishu (Xogta somaliweyn) - Qarax ka dhacay meel u dhow xarunta baarlamaanka Turkiga ee magaalada Ankara ayaa ahaa “Weerar Argagixiso” oo ay ku dhaawacmeen

Xeer Ilaalinta Qaranka Oo Racfaan Ka Qaadatay Xukunkii Maxkamada Gobolka Banaadir
01/10/2023

Xeer Ilaalinta Qaranka Oo Racfaan Ka Qaadatay Xukunkii Maxkamada Gobolka Banaadir

Mogadishu (Xogta somaliweyn) -Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir,

Dalalka ciidamada ATMIS oo taageeray codsigii madaxweyne Xasan
29/09/2023

Dalalka ciidamada ATMIS oo taageeray codsigii madaxweyne Xasan

Mogadishu (Xogta somaliweyn) — Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii

Xeer ilaalinta oo racfaan ka qaadatay xukunkii musuqa
29/09/2023

Xeer ilaalinta oo racfaan ka qaadatay xukunkii musuqa

Mogadishu (Xogta somaliweyn) - Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunno ay Maxkamadda Gobolka Banaadir ku bari yeeshay

Sweden’s prime minister has summoned the head of the armed forces to help curb a surge in gang killings.
29/09/2023

Sweden’s prime minister has summoned the head of the armed forces to help curb a surge in gang killings.

Gotherbung(Xogta somaliweyn) - The two men and the country's police chief will meet on Friday to discuss what role the military could play.

Hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha Somaliland
27/09/2023

Hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha Somaliland

HARGEISA(Xogta somaliweyn)— Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ay sheegtay in ganacsiga magaalada Wajaale uu hoos u dhacay, taasina ay saamayn ku yeelatay

Axmed Madoobe Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wadahadalo Ku Yeeeshay Nairobi
27/09/2023

Axmed Madoobe Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Wadahadalo Ku Yeeeshay Nairobi

Nairobi (Xogta somaliweyn) - Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay

Madaxda Jubaland, Puntland Iyo Koofur Galbeed Oo Dhaq Dhaqaaqyo Ka Dhan Ah Dowladda Ka Wada Nairobi
27/09/2023

Madaxda Jubaland, Puntland Iyo Koofur Galbeed Oo Dhaq Dhaqaaqyo Ka Dhan Ah Dowladda Ka Wada Nairobi

Nairobi (Xogta somaliweyn) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalkaasi Kenya ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka socod dhaq dhaqaaqyo ka

Address

Wadajir
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Somaliweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogta Somaliweyn:

Share