Somali Map TV

Somali Map TV kusoo dhawaada Bogga Somali Map TV, Kalasoco Warar Sugan.

19/10/2023

Dowladda Somalia ayaa Aqoonsi kumeel Gaar ah Siisay Maamulka KHaatumo, Maxaa kaaga Baxay Aqoonsiga Maamulkaas.

17/08/2023

Xildhibaanka Beesha Agoon oo maalmo Kahor Gaaray Magaalada Beledweyne Ayaa Sheegay inan........

Sheeg Magaciisa?
17/08/2023

Sheeg Magaciisa?

17/08/2023

Hogaamiyaha Dalka.

27/06/2023

Ra,iisul wasaaraha Somalia Mudae Hamza Abdi Barre ayaa Dhambaal Habalyada Ciida ah udiray Dhamaan Umada Soomaaliyeed.

27/06/2023

Madaxwweynaha Maamulka Cusub ee Hiiran Satate ayaa maanta Dhagax Dhigay Xarunta Madaxtooyada Hiiraan State.

27/06/2023

Waxbaa kadhacay

16/06/2023

Mahad Salaad oo lagu eedeeyay Iska Hor keenka Beelaha Wada Dega Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.

Laascaanood Xaruunta Midnimada Soomaalida,
16/06/2023

Laascaanood Xaruunta Midnimada Soomaalida,

10/06/2023

Kabatan ayuu oo Umahad Celiyay Yuusuf Dabageed oo ka hadlay Xaalada Gobalka Sool.

Waa Qurucii Ku Yiilay Bartamaha Wardheer oo Galinkii Dambe ee Shalay Dumay in kabadan 300 oo sano ayuu kuyiilay Geedkani...
07/06/2023

Waa Qurucii Ku Yiilay Bartamaha Wardheer oo Galinkii Dambe ee Shalay Dumay in kabadan 300 oo sano ayuu kuyiilay Geedkani Halkaas.

Waxaana Harsan Jiray Dad iyo Duunyo intaba Balse Waxii kadambeeyay Shalay galab Lama Harsan doon, odayaasha Reer Wardheer ayaa Ka sheekeeyay Taariikhda Quracaan shalayto Dumar.

Waa Iskuulka Degmada Farjano ee Gobalka Shabelle DDS, waxaa Dhigta Boqolaal Arday ah Waxkabarta, inkastoo ay Jirto Gaabi...
05/06/2023

Waa Iskuulka Degmada Farjano ee Gobalka Shabelle DDS, waxaa Dhigta Boqolaal Arday ah Waxkabarta, inkastoo ay Jirto Gaabis dhanka Waxbarashada Dowladda ah hadana Shacabka Reer Farjano Waxaa ay Xoogga Saareen Sidii ay ubadkoodu Wax ubaran Lahaayeen.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Map TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Map TV:

Share

Category