Dal-Bile Somali Tv

Dal-Bile Somali Tv Halkaan waa boga rasmiga ah ee Idaacada Dal-bile somali Tv ee Magaalada Muqdisho

16/06/2024

Ciid wanagsan

Ciidanka kumaandoska Gor-gor Ayaa ka sameeyey howlgal sifeyn ah magaaladda ruunirgood Daafaheeda.

Howlgalka waxaa hogaaminaayey Taliyaha guutada 18aad kuma gorgor G/le Xasan Ciraaqi isagoo soomaray Tuulada cad cadeey Oo Uu kula hadlay Bulashadda ku dhaqan Deegankaasi In aay lashaqeeyaan CXDS Oo siiyaan Xogaha ay u baahanyihiin

Abanduulaha Guutad 17aad Kom Gorgor G/Le Omar Deek  Oo Wehlinaayo Taliyaha Ururka 2aad Guutada 17aad Kom Gorgor L/X/ C/w...
27/11/2023

Abanduulaha Guutad 17aad Kom Gorgor G/Le Omar Deek Oo Wehlinaayo Taliyaha Ururka 2aad Guutada 17aad Kom Gorgor L/X/ C/wahaab Xuseyn Maxamed Iyo Taliyaha Ururka 8aad Guutada 18aad Kom Gorgor L/X/ Mohamed ali Helowle Ayaa gaaray Deeganka abooreey Ayagoo Hal Kaas ey Kula Kulmeen Odayaasha deegaankaas

27/11/2023

Deg-deg Askar si la yaab leh ayaa looga ruqseeyay Ciidamada Dowladda, askar ku dhaqaaqday arin xasaasi ah.

Ciidamada ugu badnaa ayaa kusii qulqulayo gobalada Dhexe si gaar ah Hiiraan Mudug galgaduud Iyo shabeeleada dhexe
27/11/2023

Ciidamada ugu badnaa ayaa kusii qulqulayo gobalada Dhexe si gaar ah Hiiraan Mudug galgaduud Iyo shabeeleada dhexe

27/11/2023

Ciidamada ugu badnaa ayaa kusii qulqulayo gobalada Dhexe si gaar ah Hiiraan Mudug galgaduud Iyo shabeeleada dhexe

26/11/2023

Madixii Baadda Argagixisada uga wakiil ka ahaa deegaana ka tirsan Galmudug & Xukunkiisa.

26/11/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 4-AAD EE LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

25/11/2023

DEGDEG “ Haanta dheer Waxaa Hada lagu dilay Gabar Dhalinyara ah Maydkeedana Waxaa lagu qaaday Gaadiidka Bajaja si loo geeyo Hospital .

Waxaa la shegay in uu dilay Askari ka tirsan Dowladda oo ay xariir Jaceyl lahaayen .

Waxaa loo sababeyay dilkeeda Maseer iyo balan ka bax Guur kadib markii ay waqtiga guurka ay diiday in uu Arooso sidaas ayuuna ku dilay.

Dadka qaar waxay shegen in uu Maseeray Kadib markii ay Arooska ka diiday uuna ugu shakiyay in ay xariir la leedahay nin kale .

Askari jaceyl galay Gabadhii balanta ugu baxdo waa loo baqaa sowmhan ?

04/09/2023

Warbixin ku saabasan Tartanka kubada cagta Dugsiga Al-huda

Bannaanbax AS ka dhan ah laguna taageerayo CXD dalka ayaa socda Daljirka Daahsoon . Adigu maanta ayaa lagu kala oganayaa...
03/09/2023

Bannaanbax AS ka dhan ah laguna taageerayo CXD dalka ayaa socda Daljirka Daahsoon .

Adigu maanta ayaa lagu kala oganayaa inaa afka ka booteyso & inaa awoodo AS yur inaad Iska dhahdo.

Fadlan orod tak ka qeybgal, sawirka aad Iska soo qaadana ii soo dir .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada cir...
03/09/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, sidii ay u laban-laabi lahaayeen doorkooda dagaalka ka dhanka argagixisada oo ay dadka ree Hiiraan ku wajaheen si geesinnimo iyo isku-duubni leh.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo bil ah u jooga gobolada dhexe ee dalka hawlgallada dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa hoosta ka xariiqay in dagaalka ka dhan ka ah argagixisada uu socon doono inta laga ciribtirayo dalkeenna.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada u safray magaalada Maxaas ee Hiiraan.3-maalmood gudaheeda ayuu M...
03/09/2023

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada u safray magaalada Maxaas ee Hiiraan.

3-maalmood gudaheeda ayuu Madaxweynaha isku mari doonaa Maxaas oo Hiiraan iyo Aadan Yabaal- Shabelada Dhaxe.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dal-Bile Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share