Eng shamuurey

Eng shamuurey Waad ku mahad santahay booqashada aad nasoo booqatay... Thank you for visiting my fb page

Iska sabar wax waliba way haga gayaane i.a⏰
06/02/2022

Iska sabar wax waliba way haga gayaane i.a

Asc
06/10/2021

Asc

29/05/2021

Mudane Hassan Ali Khaire hogaamiye aragto fogleh
Qarnigan an ku jirnaahi xirfad la,an iyo waxbarasho la,an lama noolan karo🙏👏

isku day inaad wax walba qaban karto 🤲
11/03/2021

isku day inaad wax walba qaban karto 🤲

09/02/2021

Qiso cajiiba sh.xuseen cali jbuuti

07/02/2021

Ceebta ku dhici doonta qofka tuuga ah Maalinta qiyaame..?
Sh. Mustafe xaji ismacil harun

War shaqeyso Shamuurey spare parts bajaj
16/01/2021

War shaqeyso
Shamuurey spare parts bajaj

Ineasta🇸🇴🤣
19/12/2020

Ineasta🇸🇴🤣

Ma leedahay Damiir iyo Damqasho, mase tahay Ruux Jecel waalidkii asaga dhalay ? .Waa Hooyo Soomaliyeed oo ku xanuusaneys...
17/12/2020

Ma leedahay Damiir iyo Damqasho, mase tahay Ruux Jecel waalidkii asaga dhalay ? .

Waa Hooyo Soomaliyeed oo ku xanuusaneysa magalada muqdisho maheysato wax ay Dhaqtar ku Aado mana Awoodo wax ay Raashiin Ku Gadato 😭 .

waxa ey si Naxariis leh kaaga Codsanaysaa in aad ku Caawiso waxaa u awoodo Sadaqo yaraan magasho waakanaa Numberkeeda 0614938496 .

Waxaad kasoo qaadaa Hooyadii adiga ku dhashay miyaad ag mari laheed ? Waa Maya haddii aadan waalneen ama aadan Caasi aheen .

Haddii aadan waxba u awoodin oo waqtiga iyo Duruufuhu kuu diidayaan Fadlan usoo Duceey una sii SHARE Gareey Fariintaan si ey ugaarto Dadka u adeego dhibanayaasha .

Fadlan SHARE ku Caawi walaal Ajir iyo Xasanaad aan lasoo koobi karin Allaha kaa siiyee .

Take advantage of expensive opportunities●                                              ❤🇸🇴🇸🇴
13/09/2020

Take advantage of expensive opportunities●


❤🇸🇴🇸🇴

31/08/2020

Dalkeeygow dushadu wa barwaqe🇸🇴❤

Address

Tarbunka Street Hodan District
Mogadishu
252

Telephone

+252613778566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng shamuurey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category