
20/08/2022
Deg Deg:-Qarax ayaa hadda ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta jubaland.
Ilaa Hadda ma cada khasaaraha Qaraxaasi iyo Sidoo kale goobta lala eegtay.
Halkan kala soco wixii ka soo kordha.