Dhiblaawetv

Dhiblaawetv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhiblaawetv, News & Media Website, Hodan, district talex, Mogadishu.

DhublaaweTV kahelel warar lagukalsonan karo oo laxariira xaqiiqda dhacdhada
waxan diyar unahay xitta hadan kuweyneyno shaqadena inan idinka haqabtir xaqiq ad dhaxashan

29/01/2026
21/12/2025
Imaanshiyaha Hugaamiyaha Jubbaland State House Ahmed Mohamed Islam-Madoobe ayaa daaha kaqaday arrimo badan oo qarsona.Hu...
03/10/2024

Imaanshiyaha Hugaamiyaha Jubbaland State House Ahmed Mohamed Islam-Madoobe ayaa daaha kaqaday arrimo badan oo qarsona.

Hugaamiyahan hogaaminayey muddo kudhaw 15Sano Jubbland ayaa wali rajo kaqabo inuu siijoogo xilka madax tinimo ee State ka asaga oo ku andacoonayo inuu dhiig ugadatay dhibna u mutay.

Makulatahay arrin uu Ahmed Madoobe kujoogi karo Hugaanka.

Dhiblaawetv
News Every Minute

17/05/2024

**War deg-deg ah: Is mari waa ka taagan shirka madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee Muqdisho**

Wararka laga helayo shirka madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada (FMS) uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu jiro is marinwaa la xiriira doorashooyinka iyo qaabka madaxda maamulada xilkoodu dhamaanayo u qabanayaan doorashada. Madaxweynaha maamulka Jubaland iyo South West ayaa aad ugu adkeysanaya in doorasho ka madax banaan isbadalkii la isku khilaafey ee Dastuurka Somalia ka qabanayaan maamuladooda. Madaxweynaha Jubaland, oo muddo xileedkiisa dhamaanayo bisha August, ayaa raba inuu qabto doorasho xilli dastuurka mamaulkiisu u dagan I saamaxeyn. Dasturka Jubaland ayaa saamaxaya kaliya in madaxweynaha isa soo sharixi karo labo jeer kaliya.

Dhinaca kale, xogta ayaa sheegeysa in Villa Somalia u soo bandhigtey madaxda maamulada ee muddo xileedkoodu dhamaanayo iney kororsi hal sano ah sameystaan taasoo ay diideen.

Kulanka oo shalay lagu kala kacey ayaa wararku sheegayaan hadii ilaa habeenkii xalay waxba is badlin in maalinta berri ah la filayo warmurtiyeed laga soo saaro kaliya arimaha la dagaalanka Al Shabaab. Kala soco DhiblaaweTv wararka ka sookordha Dhiblaawetv

  Dawladda Soomaaliya ayaa ka laabatay go’aankii ay ku dalbatay in la xiro lana soo gabagabeeyo howlgalka QM ee Soomaali...
11/05/2024

Dawladda Soomaaliya ayaa ka laabatay go’aankii ay ku dalbatay in la xiro lana soo gabagabeeyo howlgalka QM ee Soomaaliya, gaar ahaana UNSOM, waxayna taas bedelkeeda dalbatay in guddi wadajir ah loo saaro, sidii dib loogu qaabeyn lahaa howlgalka QM ee Soomaaliya, waxaana warqada cusub oo ay dirtay DF lagu cadeeyey in ay diyaar dhankeeda u tahay magacaabida xubno Soomali ah oo wax ka diyaariya qorshaha kala guurka, gaar ahaana UNSOM.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa cadaadis xoogan kala kulmay qodobkan, waxaana wada hadal telfoon oo ay yeesheen xoghayaha guud ee QM iyo Xassan Sheekh heshiis lagu gaaray magacaabida guddi gaar ah oo UNSOM Shaqadeeda dib u qaabeeya la magacaabo.

Waa sameeyey waa ordi wayey
01/08/2023

Waa sameeyey waa ordi wayey

21/07/2023

Cammu iga qabo Dee 😂😂

Garoowe ciidanka Jimcaale ayaan gaadiidka dagaalka dhigtay wadada sodonka ee Caasimadda garoowe waxayna kasoo horjeedaan...
19/06/2023

Garoowe ciidanka Jimcaale ayaan gaadiidka dagaalka dhigtay wadada sodonka ee Caasimadda garoowe waxayna kasoo horjeedaan wax ka badalka dastuurka Puntland.

15/06/2023

Dhagax-dhig
Dhagax-dhig
Dhagax-dhig
Dh——————!

Dhiblaawetv

Address

Hodan, District Talex
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhiblaawetv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share