Wll Zaakir77

Wll Zaakir77 hormarka waa muhiim

30/11/2025

Madaxweyne shacabkiis jacel

16/11/2025

Mudane farmaajo aabo dalka ku bahan

13/11/2025

Mudane lataway

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAYMuqdisho, Nofeembar 13, 2025;Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federa...
13/11/2025

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Muqdisho, Nofeembar 13, 2025;

Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib safarro gaar ah oo uu ku tagay dalal dibadda ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Muqdisho waxa uu sii xoojinayaa dadaallada heer Qaran ee ku aaddan xal u helidda xasillooni darrada siyaasadeed, qabsoomidda doorasho loo dhan yahay iyo adkaynta midnimada dalka oo wajahaysa halis weyn.

Sidoo kale, Madaxweyne Maxamed Cabdhllaahi Farmaajo waxa uu kulammo wadatashi oo ku saabsan xaaladda dalka iyo duruufaha ay la daalaa-dhacayaan shacabka Soomaaliyeed la qaadan doonaa hormuudka siyaasadda, masuuliyiin iyo haldoorka bulshada.

DHAMMAAD

Soo dhawaaw mudane madaxweyne
13/11/2025

Soo dhawaaw mudane madaxweyne

01/11/2025
01/11/2025
01/11/2025

Jimco Wanaagsan saaxiibayaal

Address

Taleex Street
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wll Zaakir77 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share