Qaransan TV

Qaransan TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qaransan TV, Mogadishu.

QARANSAN TV is the part of QARANSAN News Network -QNN-and it is non-government, non-partisan, an independent, neutral, constructive and premier Somalia media network owned by the business and established to provide strategic communication solutions.

04/09/2026

Abwaan Mustaf Sheekh Cilmi ayaa Wasiirka Warfaafinta XFS, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, uga mahadceliyay qado sharafta iyo maamuuska soo dhaweynta ah ee Wasiirku u sameeyay.
Qaransan TV

04/09/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa Wasiir Cabdifataax Qaasim uga mahadceliyay qado sharafta iyo soo dhaweynta uu u sameeyay Abwaan Mustaf Sheekh Cilmi
Qaransan TV

03/09/2026

"Sanadkaan 2026 waxaan xirnay 82-kun oo bogag ay leeyihiin kooxaha argagaxisada ah taas oo hoos u dhigeysa in ay dadkeenna fikirkooda qaldaan." Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale.

Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay hadalna ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay...
03/09/2026

Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay hadalna ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee Dalalka Afrika ee ku Hadla Af-Carabiga (AFROSAI-A), kaas oo ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
AFROSAI-A ayaa Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS u doortay Hantidhowraha Dibadda ee Keydsan (Alternate External Auditor) ee Ururka muddada 2026–2029, halka Hantidhowrka Guud ee Aljeeriya loo doortay Hantidhowraha Dibadda ee AFROSAI-A muddada 2026–2029.
Hantidhowraha Guud ee JFS ayaa AFROSAI-A, oo ka kooban sagaal dal, uga mahadceliyey kalsoonida ay siisyeen Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, waxa uuna carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in ururku ka gudbay marxaladda aasaaska, una gudbay heerka hawlgalka iyo wax-ku-oolnimada, si loo xoojiyo iskaashiga xirfadeed ee u dhexeeya Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee xubnaha ka ah.
Qaransan TV

03/09/2026

Hay’adda SoDMA ayaa warbixin ka soo saartay sida ay uga jawaab celisay abaarahii dalka ka dhacay lixdii bilood ee la soo dhaafay.
Qaransan TV

03/09/2026

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS, Hon. Maxamed Faarax Nuux, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka Shirkadda Diyaaradaha SalamAir, oo laga leeyahay dalka Cumaan, taas oo muddo dhowr iyo soddon sano ah kadib maanta duulimaad ka bilowday Muqdisho iyo Muscat ee dalka Cumaan.
Qaransan TV

02/09/2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustaf Sheekh Cilmi.

02/09/2026

Taliye Ku-xigeenka Daraawiishta Hirshabeelle Col. Muqtaar Cabdulle Nuur “Si buuxda ayaa loo adkeeyay amniga goobaha diiwaangelinta shacabka ee degmada Raage-Ceelle.”
Qaransan TV

02/09/2026

Ganacsade Cabdifitaax Maxamed Cali “Shacabka iyo tuulooyinka hoos yimaada degmada Raage-Ceelle waa inay u diyaar garoobaan doorashada.”
Qaransan TV

02/09/2026

Xildhibaan Xaadoole “Dadka Raage-Ceelle waxay uga mahadcelinayaan madaxda qaranka in la soo gaarsiiyo fursadda ay codkooda ku dhiibanayaan.”
Qaransan TV

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaransan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaransan TV:

Shortcuts

Share