Mohamuud dheere

Mohamuud dheere Page-kayga kala soco wararka Soomaaliya, Africa iyo Caalamka. Ku soo dhawoow
dheh pageka

10/05/2025

Muqdisho: Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada; Koonfur-galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo SSCKhaatumo ayaa la tilmaamayaa in ay is-afgarad ka gaadheen dhismaha urur-siyaasadeedka ay doonayaan in ay ku socod-siiyaan qorshahooda Doorashada qof iyo cod ee Cadaaladda iyo Wadajirka - JSP.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa la filayaa in uu noqdo Guddoomiyaha ahna Musharrax ururka, halka ku-xigeennada lagu wado; Madaxweyne Laftagareen iyo Raysal wasaare Barre iyo Xoghayaha-guudna Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo ka socda Galmudug.

Golaha Wasiirrada iyo xildhibaannada muxaafidka ee labada heer DFS & DG ayaa noqonaya Golaha-dhexe ee urur-siyaasadeedka.

Siyaasiyiinta mucaaridka, Puntland iyo Jubbaland ayaa qaadacay geeddiga doorashada tooska ah ee DFS; iyaga oo mar h**eba ku tilmaamay muddo-dheeraysi dadban.

Agabkan magicisa sheeg iyo wax lo isticmaalo
13/04/2025

Agabkan magicisa sheeg iyo wax lo isticmaalo

"Laasacaanood waa in sida ugu dhakhsaha badan looga xooreeyo Xasan Sheekh Maxamuud, Eegasho ma Leh waa in si degdeg ah M...
13/04/2025

"Laasacaanood waa in sida ugu dhakhsaha badan looga xooreeyo Xasan Sheekh Maxamuud, Eegasho ma Leh waa in si degdeg ah Madaxweyne Cirro Shir badbaado Qaran u qabataa, buburinta Somaliland ayaa la qorsheeyay," Eng Faysal Cali Waraabe.

Mohamed Askarigii Furumaha wacadarada ka dhigay ee qabsaday Warbaahinta Bulshada maanta waakan.Soo majeeste ilaa libinta...
13/04/2025

Mohamed Askarigii Furumaha wacadarada ka dhigay ee qabsaday Warbaahinta Bulshada maanta waakan.

Soo majeeste ilaa libinta uu soo hooyay ayuu noqday mala socotaan?

Maxkamadda Racfaanka ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa xukun dil ah ku xukuntay saddex qof oo ka soo jeeda waddanka Uzbek...
31/03/2025

Maxkamadda Racfaanka ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa xukun dil ah ku xukuntay saddex qof oo ka soo jeeda waddanka Uzbekistan kuwaas oo loo haysto in ay dileen nin hoggaamiye u ahaa koox lagu magcaabo Chabad oo faafin jirtay diinta YH.

Ninka oo la af duubtay sannadkii h**e xilli uu ku sugnaa magaalada Abu Dubai ayaa maydkiisa la soo helay, iyada oo badhis ka dibna la sheegay in kooxdani ahayd ciddii shirqoolkiisa ka dambaysay.

"Citiraafka ma waxaad modeen horumar, waxa loo socdaa Badda-cas iyo Berbera oo saldhig laga sameyto, ka dibna gantaalka ...
31/03/2025

"Citiraafka ma waxaad modeen horumar, waxa loo socdaa Badda-cas iyo Berbera oo saldhig laga sameyto, ka dibna gantaalka Xuutigu Hargeysa ku dhaco - balaayo ha innoogu yeedhina." - Sh.Cabdi Xayi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed oo la hadlaya Somaliland.

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa kamid noqotay 250 magaalo oo caalamka oo bulshada deegaanku qaybto...
31/03/2025

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa kamid noqotay 250 magaalo oo caalamka oo bulshada deegaanku qaybtooda ka qaadato geeddi-socodka go'aannada maamulka magaalada.

Sida ay sheegtey UNDP dadka Boosaaso ayaa aragtiyahooda ku darsada maamulka magaalada iyo horumarinteeda, si toos ah iyo si online ah.

Sodon iyo shan sano oo xiriir ah ayuu Masjidka Xaramka tujinayay kana ducaynayay. Sheekh Cabdiraxmaan Sudays.
30/03/2025

Sodon iyo shan sano oo xiriir ah ayuu Masjidka Xaramka tujinayay kana ducaynayay. Sheekh Cabdiraxmaan Sudays.

30/03/2025

Gabaygi carays ciise

Ciidda Madaxda: Shabeellaha-hoose, Muqdisho, Boosaaso, Hargeysa, Jigjiga ilaa Jabuuti.
30/03/2025

Ciidda Madaxda: Shabeellaha-hoose, Muqdisho, Boosaaso, Hargeysa, Jigjiga ilaa Jabuuti.

28/02/2025

DEG DEG; Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in la arkay bisha Ramaadan, isla markaasna ay Berri tahay kowdda bisha Ramadaan

𝐋𝐢𝐛𝐚𝐱𝐲𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐮𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐦𝐞𝐞𝐫, 𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐝𝐢𝐥𝐢𝐧 𝐨𝐨 𝐮𝐮 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨.𝐰𝐚𝐚 ...
25/02/2025

𝐋𝐢𝐛𝐚𝐱𝐲𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐮𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐦𝐞𝐞𝐫, 𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐝𝐢𝐥𝐢𝐧 𝐨𝐨 𝐮𝐮 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨.𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞𝐧, 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐞𝐲𝐧𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐰𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜𝐚 𝐗𝐚𝐲𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞. 𝐊𝐚 𝐝𝐢𝐛𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐨𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐲𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐞𝐲 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞𝐞𝐲𝐚𝐚𝐧. 𝐊𝐢𝐢 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐲𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐠𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐥𝐢𝐛𝐚𝐚𝐱𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲. 𝐋𝐢𝐛𝐚𝐚𝐱𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐞𝐲 𝐤𝐚 𝐫𝐞𝐞𝐲𝐬𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐮𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐢𝐢, 𝐭𝐨𝐨𝐬 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐲𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐞𝐲 𝐂𝐮𝐧𝐢 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧. 𝐃𝐚𝐦𝐞𝐞𝐫𝐤𝐮 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐥𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐨 𝐃𝐚𝐦𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐡𝐞𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐚 𝐋𝐢𝐛𝐚𝐚𝐱. 𝐋𝐚𝐚𝐤𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐥𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐨 𝐋𝐢𝐛𝐚𝐚𝐱𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐞𝐞𝐫𝐤𝐢𝐢𝐬𝐢𝐢.

(𝐃𝐨𝐪𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐮 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐨, 𝐰𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐭𝐚𝐥𝐨. 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐃𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐮 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐲.❓️)

𝑪𝑨𝑱𝑨𝑩 𝑪𝑨𝑱𝑰𝑰𝑩

Address

Mogadishu
73992

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamuud dheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share