
09/04/2023
Ciidanka xaq u dirirka SSC-khaatumo iyo hiil Harti laba bilood guduhood waxay gacanta ku dhigeen magalooyinka kala ah Xuddun, Taleex, Boocame, Kala-baydh, Tukaraq, Higlada, Gambadhe iyo magaalo madaxdii gobolka Sool ee Laascanood.
Waxaa lagu aruuriyay maleeshiyo beeleedka Somaliland Gooj-cadde oo afarta jiho laga fadhiyo khasaare baโanna loogu gaysto iyagoo haadka iyo haanraawuhu ka dhergay jab iyo naasa beelna lagu riday.
Sidoo kale waxay ciidanka xaq u dirirku gabi ahaanba xidheen jidka saad iyo sahaydu usoo marto maleeshiyada, waxay dugaashadeen inay been isku maaweeliyaan inta xabadaha xaq u dirirku gododkooda ugu imanayaan.
โ๏ธMaxamuud Shaacir