Said Abdirahman Ahmed

Said Abdirahman Ahmed Allow qaatumada noo toosi🤲🤲 kalasoco halkan

28/02/2026

Wa gantaal ku dhacay mool ku taal Abu Dubai

Ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan ayaa hadda ku dhawaaq inay mowjad cusub oo weerarro gantaallo ah ku qaadeen saldhigyad...
28/02/2026

Ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan ayaa hadda ku dhawaaq inay mowjad cusub oo weerarro gantaallo ah ku qaadeen saldhigyada Mareykanka ee khaliijka, sida uu baahiyay telefishinka Iiraan.

Wargeyska Washington Post, isagoo soo xiganaya sarkaal Mareykan ah, wuxuu hadda ku warramay  in hawlgallada ka dhanka ah...
28/02/2026

Wargeyska Washington Post, isagoo soo xiganaya sarkaal Mareykan ah, wuxuu hadda ku warramay in hawlgallada ka dhanka ah Iiraan ay weli socdaan, isla markaana khatartu ay wali taagan tahay.

01/02/2025

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

01/02/2025

Duhur wngsn

07/08/2024

Dadku wa isku dad, waana Kala dad

05/08/2024

Oday reer xalfoleey ah iyo Axmed saciid maxaa Kala qabsaday?

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Telephone

+252615988593

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Said Abdirahman Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Said Abdirahman Ahmed:

Share

Category