Beeyo Media

Beeyo Media Warar joogto aheyn | Ciyaaraha | Suugaanta Soomaalida |maad | iyo Taariikhda islaamka.

 : Ka sokow hubka, meydadka tiro beelka ah, Diyaaradaha Drone-ta, qalabyada Milateri ee laga helay Afaafka Togga Miiraal...
27/03/2025

: Ka sokow hubka, meydadka tiro beelka ah, Diyaaradaha Drone-ta, qalabyada Milateri ee laga helay Afaafka Togga Miiraale ee xalay lagu duqeeyey kooxaha Argagixiso oo ay ciidamadu maanta tageen, waxaa raaca in laga helay Aqoonsiyadii ugu badnaa oo ahaa Baasabooradii ay Argagixisadu kusoo galeen Soomaaliya.

1- 3 Sacuudi Careebiya kayimi, taas oo ka dhigaysa Sacuudiga inta la aqoonsaday 4 ajaaniib oo Sacuudiyaan ah, oo dhib iyo amaandarro lasoo aaday Puntland.

2- 1 Jarmal ah, oo Yurub uga yimi dhibaateynta Shacabka Puntland.

3- 1 Arjentina ah oo u yimi dhibaateyn.

4- 2 Tunisia 🇹🇳 uga yimi Dhibaateynta Shacabka.

5- 4 Maroco ka yimi, taas oo kordhinaysa aqoonsiyada Maroco ee h**ey loo hayay.

6- Hal Kenya kayimi.

7- 12 Passport, oo laga leeyahay dalka Tansaaniya, taas oo muujinaysa in tiro badan oo dalkaas kasoo jeeda ay Argagixisadan ka mid yihiin.

8- 1 ka yimi Lebnaan, oo Calmiskaat dhibaateyn Shacab usoo aaday.

9- Hal Baxreyn kayimi, oo dalkiisa dhibaato kala soo fogaaday, soona aaday dhibaateynta shacabka Puntland.

10- 4 🇧🇩 Bangladesh kayimi.

11- 2 Katimi Koonfur Africa.

Tanni, waxay muujinaysaa in 99% dadka kujira buuraha Calmiskaat ay yihiin Ajaaniib dool kutimi, oo fulinaya mashaariic bahalnimo oo amakaag leh, ciidamaduna ay kujiraan ciribtirkooda.
Page garee

Sonja Nientiet oo ah gabadha ay Soomaaliya ku afduubteen kooxo madax furasho ka rabaa labada Sawir mid waa sida ay awal ...
27/03/2025

Sonja Nientiet oo ah gabadha ay Soomaaliya ku afduubteen kooxo madax furasho ka rabaa labada Sawir mid waa sida ay awal h**e u ekeyd iyo sida ay hadda noqotay 7 sano oo Af-Duubantahay kedib.

Sonja Nientiet waa haweeneey Jarmal ah oo magaalada Hamm ee gobolka NRW kasoo jeeda. 2018 ayaa Muqdisho laga afduubtay iyadoo hawlo kalkaaliso Caafimaad ku jirta.

Nolol iyo geeriba iyadoo lagu la' yahay ayaa caawa waxaa soo ifbaxay muuqaal ay ayada ku jirto oo ay hadleyso, welina dadkii afduubtay gacantooda ayay ku jirtaa.

Page follow garee.

27/03/2025

Roobka subaxdii soo curta maxaad u taqaan?
Ramadan Mubarak.

10/05/2024

Awkuuke, jayte iyo ziyatom riwaayadii waxbarashada 😂 yaa soo gaaray ragaan.

12/04/2024

Oday cabdulle iyo gabadh maxa kala qabsaday 😂😂
Page zar

06/04/2024

Saahid qamaan iyo dardaaran uu u jeediyey afadiisii asli-midabkiileey.

Sagaarada midka labka ah (ninka) maxaa loo yaqaan?Page   dheh
22/03/2024

Sagaarada midka labka ah (ninka) maxaa loo yaqaan?
Page dheh

09/02/2024

Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan
Sheeko cajiib ah.

and

04/02/2024

Boroordiiqdii Abwaan Cali Jaamac Haabiil iyo maxamed ibrahim (lamuunbe).

garee

27/12/2023

Gabay ku maahmahida qoraa maxamed xashi

Alle ha u naxariisto Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame (Hurre-walanwal), oo ka mid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed oo galabta ...
15/12/2023

Alle ha u naxariisto Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame (Hurre-walanwal), oo ka mid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed oo galabta geeryooday.

15/12/2023

Maanso --> Maarshalka Quruxdaay

~Abwaan Hurre walanwal.

Address

No4 Street
Mogadishu
061

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beeyo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beeyo Media:

Share