Somalia Observer

Somalia Observer Breaking News & facts from around the world wide. Warar ku baxa afafka Ingiriiska iyo Soomaaliga.

31/12/2025

Gumaystaha dhacayaa geeridu dhibeysaa









Ina soo

Dawlada jabuuti ayaa albaabka isugu laabta xaafiis somaliland ku lahayd dalka jabuuti. Dawladuna waxay tiri;Haddaba, iya...
31/12/2025

Dawlada jabuuti ayaa albaabka isugu laabta xaafiis somaliland ku lahayd dalka jabuuti. Dawladuna waxay tiri;

Haddaba, iyadoo la tixraacayo is-waafaq la’aanta ku xeeran go’aanka ay qaateen mas’uuliyiinta Somaliland ee Soomaaliya, ee ku saabsan dhisidda iskaashi lala yeesho Dowladda Israa’iil, taas oo ku saleysan aqoonsi ka hor imanaya xeerarka sharciga caalamiga ah, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay go’aansatay inay joojiso furitaanka xafiiska xiriirka ee maamulkaas goboleed gudaha dalkeeda.

Vu l’incohérence entourant la décision des autorités somaliennes du Somaliland et, relative à l’instauration de partenariat avec l’Etat d’Israël sur fond d’une reconnaissance contraire aux règles du droit international, la République de Djibouti met fin à l’ouverture, dans son pays, du bureau de liaison de cette Administration régionale.

Given the inconsistency surrounding the decision of the Somali authorities of Somaliland and, relating to the establishment of a partnership with the State of Israel on the basis of a recognition contrary to the rules of international law, the Republic of Djibouti is ending the opening, in its country, of the liaison office of this regional administration.

Ismail Omar Guelleh

Djibouti: Given the inconsistency surrounding the decision of the Somali authorities of Somaliland and, relating to the ...
31/12/2025

Djibouti: Given the inconsistency surrounding the decision of the Somali authorities of Somaliland and, relating to the establishment of a partnership with the State of Israel on the basis of a recognition contrary to the rules of international law, the Republic of Djibouti is ending the opening, in its country, of the liaison office of this regional administration.

30/12/2025

“Somalia beat the terrorist Zionist administration; last night was a major operation. Thanks, Ambassador Baalle.”

14/06/2025

Gabadhii pilot ka aheyd, ee ay qabteen ciidamada kacaanka Eeraan.
us

Sawiro ka yimid koonfurta Talaabiib.
14/06/2025

Sawiro ka yimid koonfurta Talaabiib.

SIrdoonka Eeraan waxa ay qabateen laba gaari oo ka buuxay diyaarado drones iyo hubkooda, sidoo kale waxa gacanta lagu dh...
14/06/2025

SIrdoonka Eeraan waxa ay qabateen laba gaari oo ka buuxay diyaarado drones iyo hubkooda, sidoo kale waxa gacanta lagu dhigey 73 qof oo la shaqeynayey sirdoonka israaiil.

Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro: hogaamiyaha isra3l Netanyahu waa Hi**er ka qarnigaan 21aad.
14/06/2025

Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro: hogaamiyaha isra3l Netanyahu waa Hi**er ka qarnigaan 21aad.

Wakaalada Russian taas : ayaa daabacday ino Eeraan duqeysay 150 Meelood (target) sida saldhiga diyaaradaha maraykan same...
14/06/2025

Wakaalada Russian taas : ayaa daabacday ino Eeraan duqeysay 150 Meelood (target) sida saldhiga diyaaradaha maraykan samee ah ku xareysan yihiin- F-35 ,F-16 , iyo F-15 jet.
Follow us on page.

14/06/2025

Saaka iyo koonfurta Talaabiib oo muuqalo ka yimid,xoogagga kacaanka Eeraan ay qadaadiic ka dhigey.

13/06/2025

Eeraan ayaa gantaalo ciidaa ka badan hadda ku weerartay isra3l

13/06/2025

Waakanaa gantaalka khaybar ee Eeraan ku soo jawaabi rabto, waxa ay dhaheen dunidu way argagixi doontaa.

Address

No4 Street
Mogadishu
061

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Observer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somalia Observer:

Share