Eissa Creative

Eissa Creative Waxaan ku takhasusay video editing, motion graphics iyo graphic design. FADLAN LIKE DHEH PAGE NAGU DHIIRIGILI HORMARKEENA I .A
(1)

Ujeedadaydu waa inaan ganacsiyada ka caawiyo inay helaan xalal hal-abuur leh oo kor u qaada sumcaddooda, soo jiita macaamiisha, isla markaana fududeeya isgaarsiintooda

Adiga waa hamisaaAniga waan rumeeyaaPosters-ka xayeysiintu waxay door weyn ka ciyaaraan horumarinta iyo kor u qaadista g...
28/07/2025

Adiga waa hamisaa
Aniga waan rumeeyaa

Posters-ka xayeysiintu waxay door weyn ka ciyaaraan horumarinta iyo kor u qaadista ganacsiga.

Waxay u oggolaanayaan shirkadaha inay si muuqaal ahaan u gudbiyaan fariintooda si toos ah oo degdeg ah oo ku wajahan macaamiisha bartilmaameedka ah.

Muhiimadda posters-ku waxay ku jirtaa awoodda ay u leeyihiin soo jiidashada indhaha, kicinta xiisaha, iyo xusuus u reebidda magaca ama adeegga shirkadda. Intaa waxaa dheer, posters-ka waa qaabka ugu sahlan ee macamishada ugu so gudbin karto alaabtaada
oo lagula xiriiro bulshada si ballaaran, taasoo ka dhigaysa qaab xayeysiin oo lagama maarmaan u ah ganacsi kasta

hadana ial so xeriir
771756804

JUMCA WANAGSAN SAXIIBAYAAL
10/07/2025

JUMCA WANAGSAN SAXIIBAYAAL

Iskuday Su,ashaan Yaa ADMIN ka ah Groupka Block Intaan Qof1: Abdullahi kashka2: Kaynaan 4k3: Qays qiso4: DhaqtarrrSidaan...
03/07/2025

Iskuday Su,ashaan

Yaa ADMIN ka ah Groupka Block Intaan Qof

1: Abdullahi kashka
2: Kaynaan 4k
3: Qays qiso
4: Dhaqtarrr

Sidaan filaayo jawaabta waa mid fudud😂

Address

Muqdisho
Mogadisho
1

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eissa Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eissa Creative:

Share