
16/04/2024
Dagaalka Siyaasiga ah ee Dawladda Xasan Sheekh waxaa ku soo biiray Dagaal diini ah oo ay nagu soo qaadeen Sheekh Umal iyo Sheekh Cali Wajiis".
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir.