Macruuf Tv

Macruuf Tv Kuso dhawow Macruf Tv
nagala so xirir
whats ap : +252617089142

hawl & wax _ qabad hufan

𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗮𝗵 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮  𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮 ----------------‐---------------------------------------------------Acadamy yadda...
20/05/2023

𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗮𝗵 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮
----------------‐---------------------------------------------------

Acadamy yadda barashada xirfadaha iyo luuqadaha Som Online Academy Waxuu qaadanayaa ardey cusub lana barayo qeebaha kala duwan ee mihnadda saxaafadda mudo 3biilood ah ayaa na lagugu Bari doontaa
Waxaad na heleesaa shahaado heerkeeda la aqoonsanyahay .

𝐅𝐞𝐞 𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚 $15 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 .

𝐀𝐫𝐝𝐞𝐲𝐝𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐚𝐲 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 .

Wixii faahfaahin ah soo wac numbaradaan +252622342665/+252 617372229 ..

26/03/2023

Fadlan ka Qeyb Qaado Garabsiinta agoonta Iyo Danyarta

Evc-plus :616871868

Macruuf Tv

19/03/2023

Munaasabad lagu dhiiri gelinaaye Arday dhameesatay Qur'anka kariimka

Prod by : Macruuf Tv

Abukar Kulmiye

18/03/2023

Ogaysiis Muhiim ah Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan Daawadayasheena In Macruuf Radio & Tv Ay Bilaabi doonto barnaamijyadeeda u horeeya maalmo ka dib Si gaar ah bisha barakaysan ee Ramadaan

Jadwalkeena bisha Ramadaan :-

1: Bar: Soonka wanaagsan

:- Waxa aan idin kugu soo gudbinaynaa Xalqo Xalqo Waxa uuna noqoni Doonaa Taxane Aad mar waliba la socon doontaan
Maalinka 1aad ee bisha Ilaa Maalinka 29 ama 30 Ee bisha barakaysan ee Ramadaan
Waxaadna ka heli doontaan Barnaamijkaan Duruus La xariirta Xaaldaha Soonka iyo wax buriya ama dhibaateeya

Waxaana Idin Soo gudbin doona : Sheikh Barre oo Ka mid ah Culumawdiinka Soomaaliyeed

2: Bar= Afuri Soomanaha

:- Waxaan ku afurin doonaa Barnaamijkaan boqolaal Qoys : Oo ay isugu jiraan Dan yar / Agoonleey / Iyo Qoysas la dhiban Helida Afurkooda
Waxaana Barnaamijkani ka qeyb qaadan doonaa Walalaha Muslimiinta ee muxsiniinta ah Meel walba oo ay dunida ka joogaan
Radio & Tv : Waxa ay u heelan tahay oo ay heegan u adag ugu jirtaa Ka shaqeynta Arimaha Bulshada

Ramadaan kariim

13/03/2023

Xarunta Quran sarida Kitaabka , sunnada iyo Daawa dhireedka ee Al yamani

Prod by : Macruuf Tv

Abukar Kulmiye

Address

Mogadishu , Banadir
Mogadishu

Telephone

+252617089142

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macruuf Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category