Mustaqbal Online Technology

Mustaqbal Online Technology Kusoo dhawow Page kan Fadlan nala wadaag wixii Xog aad heyso mise aad u baahantahay in lagaa caawiyo

Fursad Qaali ah!Ogeysiis  Dhamaan ardayda jecel In Computerka Si fudud ku bartaan Waxaa la ogeysiinayaa in Machadka Must...
17/09/2023

Fursad Qaali ah!
Ogeysiis Dhamaan ardayda jecel In Computerka Si fudud ku bartaan Waxaa la ogeysiinayaa in Machadka Mustaqbal Online Technology Kugu bari doono Mudo Kooban Wixii Faah faahin ah Kala xirir Numberka Whatsappka Hoos ku qoran Ama groupka Kusoo biir https://chat.whatsapp.com/K9wqClaUlGWAwjrxKKTQR3
Mahadsanid

💯juma kariim
21/07/2023

💯juma kariim

Waxa socoto isdiiwan galinta Korsada Advanced Multimedia taa oo lagu baran doono hab Online ah .waxa lagu baran doonaa m...
16/05/2022

Waxa socoto isdiiwan galinta Korsada Advanced Multimedia taa oo lagu baran doono hab Online ah .

waxa lagu baran doonaa mudo koban Hadii aad tahay Arday jecel inuu ka Faaideysto Course kan

Si aan kaaga Caawino Nagala soo Xidhidh
+252616 68 36 03

Asc walal ku soo dhawow Qarbac Online Computer Online Ku baro Course walbo aad rabto Casharada aan bixino waxa ka mid ah...
16/05/2022

Asc walal ku soo dhawow Qarbac Online Computer
Online Ku baro Course walbo aad rabto
Casharada aan bixino waxa ka mid ah Sida
>Windows 10
> office ( Word 2010 ,Excel 2010 , Access 2010 ,power point 2010)
> Photo Editing
>Video Editing
And more
Dalbo Course walbo aad rabto
Casharada waxaan ku qaadan doonaa Si Live ah
Wixi faah faahin ah
+252616 68 36 03

Ku soo dhawow Channel ka Qarbac Production Walal Subscribe ii saar
22/12/2021

Ku soo dhawow Channel ka Qarbac Production Walal Subscribe ii saar

Barashada video editing ka daawo Qarbac Production isbuucii 2 jeer barashada filmora wondershare

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal Online Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustaqbal Online Technology:

Share

Category