Somali Society Awards

Somali Society Awards waxaan Sameynaa Abaalmarino iyo dhiirigelin aan u sameyno shaqsiyaadka ugu saameynta badan Bulshada.

07/03/2024
03/03/2024

Xildhibaanad Suhuur ayaa Somali Society Awards ku amaantay Cadaalad iyo daahfurnaan waxayna dhinaca kale baaq u dirtay dhalinyarada baraha Bulshada Isticmaala iyada oo kaga digeysa iney ku dhiiradaan dhaqan xumo iwm.

03/03/2024

Muuqaal Kooban: Xafladda Habeenka Abaalmarinada Somali Society Awards .

29/02/2024

Idiriska iitaabo iyo habeenka Abaalmarinta Somali Society Awards

29/02/2024

Hambalyada Wasiir Shabalaza nin wax bartay iyo Abaalmarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Somali Society Awards 2023 to 2024.

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Ali Gudlawe Hussein  ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Bulshada Soomaaliyeed ee So...
29/02/2024

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Somali Society Awards .

29/02/2024

Falcelinta Macalinka ugu wanaagsan ee ku guuleystay Abaalmarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Somali Society Awards

29/02/2024

Wasiir Shabalaza Nin Waxbartay ayaa ka falceliyay Shahaadadii lasiiyay ee Abaalmarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Somali Society Awards .

Injineer Yoonis Daahir Cabdi ayaa kaalinta 10aad ka galay tartamayaasha Tobanka ahaa ee u tartamayay Injineerada ugu wan...
28/02/2024

Injineer Yoonis Daahir Cabdi ayaa kaalinta 10aad ka galay tartamayaasha Tobanka ahaa ee u tartamayay Injineerada ugu wanaagsan Soomaaliya.

Injineer Yoonis Daahir Cabdi ayaa helay Codad uga yimid Bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo si daah furnaan ah ugu codeeyay qaab digital ah iyaga oo adeegsanaya websiteka Somalisocietyawards.com gaar ahaan qeybta Votinka.

Injineer Yoonis Daahir Cabdi ayaa helay 1011 Cod oo ka yimid taageerayaashiisa waxaana sidaasi uu ku noqday Shaqsiga 10aad ee Sanadka Maadaama la waayay qof hela Codadkii uu helay.

Somali Society Awards waxay leedahay Hambalyo waxayna ku dhiirigelineysaa howlaha uu haayo ee madadaalinta inuu xooga ku saaro arimaha wanaagsan bulshadana uu u noqdo mid waqtigiisa uga faa ideeya.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Somali Society Awards

Injineer Xuseen Shukri Aadan ayaa kaalinta 10aad ka galay tartamayaasha Tobanka ahaa ee u tartamayay Injineerada ugu wan...
28/02/2024

Injineer Xuseen Shukri Aadan ayaa kaalinta 10aad ka galay tartamayaasha Tobanka ahaa ee u tartamayay Injineerada ugu wanaagsan Soomaaliya.

Injineer Xuseen Shukri ayaa helay Codad uga yimid Bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo si daah furnaan ah ugu codeeyay qaab digital ah iyaga oo adeegsanaya websiteka Somalisocietyawards.com gaar ahaan qeybta Votinka.

Injineer Xuseen ayaa helay 1004 Cod oo ka yimid taageerayaashiisa waxaana sidaasi uu ku noqday Shaqsiga 10aad ee Sanadka Maadaama la waayay qof hela Codadkii uu helay.

Somali Society Awards waxay leedahay Hambalyo waxayna ku dhiirigelineysaa howlaha uu haayo ee madadaalinta inuu xooga ku saaro arimaha wanaagsan bulshadana uu u noqdo mid waqtigiisa uga faa ideeya.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Somali Society Awards

Cali Cabdulqaadir Maxamed oo ku Magac dheer Abaabala ayaa kaalinta 10aad ka galay tartamayasha Tobanka ahaa ee u tartama...
28/02/2024

Cali Cabdulqaadir Maxamed oo ku Magac dheer Abaabala ayaa kaalinta 10aad ka galay tartamayasha Tobanka ahaa ee u tartamayay Madadaaliyeyaasha Soomaaliyeed.

Abaabala ayaa helay Codad uga yimid Bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo si daah furnaan ah ugu codeeyay qaab digital ah iyaga oo adeegsanaya websiteka Somalisocietyawards.com gaar ahaan qeybta Votinka.

Abaabala ayaa helay 799 Cod oo ka yimid taageerayaashiisa waxaana sidaasi uu ku noqday Shaqsiga 10aad ee Sanadka Maadaama la waayay qof hela Codadkii uu helay.

Somali Society Awards waxay leedahay Hambalyo waxayna ku dhiirigelineysaa howlaha uu haayo ee madadaalinta inuu xooga ku saaro arimaha wanaagsan bulshadana uu u noqdo mid waqtigiisa uga faa ideeya.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Somali Society Awards

Fartuun Cumar Cali oo ku Magac dheer Fartuun Balbalaarka  ayaa kaalinta 9aad ka gashay tartamayasha Tobanka ahaa ee u ta...
28/02/2024

Fartuun Cumar Cali oo ku Magac dheer Fartuun Balbalaarka ayaa kaalinta 9aad ka gashay tartamayasha Tobanka ahaa ee u tartamayay Madadaaliyeyaasha Soomaaliyeed.

Fartuun Balbalaarka ayaa heshay Codad uga yimid Bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo si daah furnaan ah ugu codeeyay qaab digital ah iyaga oo adeegsanaya websiteka Somalisocietyawards.com gaar ahaan qeybta Votinka.

Fartuun Balbalaarka ayaa heshay 805 Cod oo ka yimid taageerayaasheeda waxaana sidaasi uu ku noqday Shaqsiga 9aad ee Sanadka Maadaama la waayay qof hela Codadkii uu helay.

Somali Society Awards waxay leedahay Hambalyo waxayna ku dhiirigelineysaa howlaha uu haayo ee madadaalinta inuu xooga ku saaro arimaha wanaagsan bulshadana uu u noqdo mid waqtigiisa uga faa ideeya.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Somali Society Awards

Address

Mogadishu

Telephone

+252615988917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Society Awards posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share