Dooxa News

Dooxa News Noqo helaha koowaad ee Xogaha iyo xaqiiqooyinka wararka iyo warbxinada Ku saabsan Dhulka Dooxa. DNEWS

24/04/2025

Taliye Axmed ayaa kamid ah dhalinyaro aqoonta ciidan ee saraysa leh wuxuuna deegaan ahaan kasoo Jeedaa Bariga gobolka Galgaduud wuxuna ku sugnaa Furimaha h**e tan iyo Bilawgii dagaalka Dalka AS looga xoreynayo.

Dhaxal sugaha Suldaanka Guud ee Beesha Maxamuud Hiraab ee Duduble Suldaan Mohamed Suldaan Cabdiqawi Qaasim Shirwac ayaa ...
11/11/2024

Dhaxal sugaha Suldaanka Guud ee Beesha Maxamuud Hiraab ee Duduble Suldaan Mohamed Suldaan Cabdiqawi Qaasim Shirwac ayaa dalka Ingariiska kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C.sheekh (BEENE BEENE).

Kulanka dhaxal sugaha suldaanka iyo wasiir Beene Beene ayaa daarnaa iska xog wareysi ku aaddan xaalka dalka iyo doorka dhalinyarada kaga aaddan ka qeybgalka dib udhiska dalka iyo dowladnimada.

Dooxa News

27/10/2024

KHUDBADII- Gudoomiye Xasan Maxamuud Salaad uu kajeediyay Dhalinyarada hortooda iyo balanqaadkii uu ujeediyay Dhalinyarada.

Dooxa News waxa ay Hambalyo iyo bigaadin heer sare ah u direysaa Dhalinyarada Aadan Tuurcadde meel waliba oo ay joogaan ...
27/10/2024

Dooxa News waxa ay Hambalyo iyo bigaadin heer sare ah u direysaa Dhalinyarada Aadan Tuurcadde meel waliba oo ay joogaan Doorashadii qof iyo codka ahayd ee ay ku doorteen Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen.

Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa dadaalkii iyo kaalintii Gudiga dhismaha dhalinyarada AADAN TUURCADDE ku bixiyeen qabsoomidda doorashadan oo ay in dhawr bilood ah ka shaqeynayeen.

Dhalinyarada AADAN TUURCADDE waxaan usoo jeedinaynaa in ay gacmaha isqabsadaan isuna dhimriyaan isu xirnaadaan midnimadooda ku dhabar adeegaan, wax uun madmadow ahna laga tirsanayo doorashadii dhacday xal si degdeg ah looga gaaro cidwaliba oo walal ahna lala fariisto si xal guud o calool foyoobi ku dhisantahy loo wada helo.

Sidookale Guddoonka cusub ee Dhalinyarada Aadan Tuurcadde waxaan usoo jeedinaynaa inay la shaqeyaan sidii la isugu keeni lahaa loona mideyn lahaa dhalinyarada BEESHA AWRADEEN.

Midnimaa wax lagu yahay

24/02/2024

Baafin waxaaan baafinayaa wiil yar oo lagu magacaabo cabdulaahi mustaf nuur waxaa noogu war dambeysay manta 10:00 oo ka soo lumay xaafada towfiiq gaar ahaan siliga fadlan hadaad aragto si naxariis leh iiigu soo hagaaji telka hooyada ( 0615223034) ama(0615690975) please nala raadi cabdulahi mustaf nuur

22/02/2024

Address

Dooxalanad
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dooxa News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share