Beder Publishing

Beder Publishing Publishing Books

19/08/2022
19/08/2022
19/08/2022
19/08/2022
28/07/2022
KA Jawaab oo ku Guuleyso Hadiyad Qaali ah.Waa Barnaamij Su,aaalo Isbuucle ah oo ay Beder Printing & Publishing ay ugu ta...
25/12/2020

KA Jawaab oo ku Guuleyso Hadiyad Qaali ah.

Waa Barnaamij Su,aaalo Isbuucle ah oo ay Beder Printing & Publishing ay ugu talo gashay Ardeyda Soomaaliyeed in ay Aqoontooda sare ugu qaado.

Shuruudaha:
1) In aad tahay ardey hada.
2) Like saar page-ka.
3) Share-garey Post-ga

Fiiro Gaar ah: Fadlan jawaabaha Ha noqdaan Kuwa Buugaagta Manhajka Ku Qoran.

Jawaabaha Seddexda Su,aal ee Todobaadkii H**e.1- Waa magaalada Zeylac, waxaana Cadeyn u aheyd In uu ku yaaley masjidkii ...
25/12/2020

Jawaabaha Seddexda Su,aal ee Todobaadkii H**e.
1- Waa magaalada Zeylac, waxaana Cadeyn u aheyd In uu ku yaaley masjidkii Labada Qiblo lahaa oo ukala jeeday Beytal Maqdas iyo Kacbada.
2- Plant Cell has a cell wall where as animal cell has no Cell wall, plant cell has a chloroplast where as animal cell has no chloroplast, plant cell has no centriole but animal cell has a centriole.
3-
إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تُؤَدُّوا الْأَمَانَاتِ إِلَىٰ أَهْلِهَا وَإِذَا حَكَمْتُم بَيْنَ النَّاسِ أَن تَحْكُمُوا بِالْعَدْل

Guuleystaha Isbuucii h**e ee barnaamijka   .Waxaan Hambalyo leenahay Mustaf Habiib Osman oo Noqdey qofkii ka jawaabey Su...
25/12/2020

Guuleystaha Isbuucii h**e ee barnaamijka .

Waxaan Hambalyo leenahay Mustaf Habiib Osman oo Noqdey qofkii ka jawaabey Su,aalaha Isbuucii H**e.

Si aad ula socoto barnaamijka Fadlan Page-ka oo goordhow kala Soco Halkaan.

KA Jawaab oo ku Guuleyso Hadiyad Qaali ah.Waa Barnaamij Su,aaalo Isbuucle ah oo ay Beder Printing & Publishing ay ugu ta...
18/12/2020

KA Jawaab oo ku Guuleyso Hadiyad Qaali ah.

Waa Barnaamij Su,aaalo Isbuucle ah oo ay Beder Printing & Publishing ay ugu talo gashay Ardeyda Soomaaliyeed in ay Aqoontooda sare ugu qaado.

Shuruudaha:
1) In aad tahay ardey hada.
2) Like saar page-ka.
3) Share-garey Post-ga

Jawaabaha Seddexda Su,aal ee Todobaadkii H**e.1- Waxaa Dhacaayo Isbedel Kiimikeed, waxaa sameysmayo Budo cad oo ah Magne...
18/12/2020

Jawaabaha Seddexda Su,aal ee Todobaadkii H**e.
1- Waxaa Dhacaayo Isbedel Kiimikeed, waxaa sameysmayo Budo cad oo ah Magnesium Oxide.
2- Noocyada Xoogga Waxa ay kala yihiin:
a: Contact Force,Tusaale:Push(Riixid) ,Pull(Jiidid).
B: Non Contact Force, Tusaale: Electric Force(Xoogga Danabka), Gravitational Force(Xoogga cuf isjiididka) iyo Magnetic Force( Xoogga Birlabka).
3- Aad ayuu u safray,dhibaatooyin badan ayuu soo arkey iyo halganadii kale ee Dunida ka socdey sida kii Suudaan, Ka dib ayuu dalka yimid waxa uu arkey in dad Hindi iyo Carab ay ganacsigii Wadankii buuxiyeen halka Soomaalidiina ay Shaqaalo ka yihiin.

Guuleystayaasha Isbuucii h**e ee barnaamijka   .Waxaan Hambalyo leenahay Abdinasir Ali iyo Nawaal Abdirashid oo Noqdey d...
18/12/2020

Guuleystayaasha Isbuucii h**e ee barnaamijka .

Waxaan Hambalyo leenahay Abdinasir Ali iyo Nawaal Abdirashid oo Noqdey dadkii ka jawaabey Su,aalihii Isbuucii H**e.

Si aad ula socoto barnaamijka Fadlan Page-ka oo goordhow kala Soco Halkaan.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Friday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252619459001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beder Publishing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beder Publishing:

Share

Category