05/01/2024
Dadbaa jira oo rawa inan ka aamuso oo ka gaabsado runta Xaqiiqada haday dacaar ka qararr badantahay waa la sheegaya waxana ku soo sameyn doona vdio oo ayada loga hadlaayo oo cadenaya sida dad badan oo Dabare ah ugu dhibanyihiin Insha Alah k**a dalidoono inan xaqiqada jirta dadkayga lawadaago idinka ilaahay☝🏾