Rays TV

Rays TV Instant Breaking News alerts and the most talked about stories. Rays Television

BAAFIN: Wiilka uu sawirkiisu idiin muuqdo waxa ay reerkiisu la'yihiin illaa iyo xalay, waana qof maqalka la' oo ku lumay...
16/08/2026

BAAFIN: Wiilka uu sawirkiisu idiin muuqdo waxa ay reerkiisu la'yihiin illaa iyo xalay, waana qof maqalka la' oo ku lumay xaafadda Al-Cadaala, degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Fadlan, ku caawiya in ay qoyskiisu helaan oo ku hagaaji 0615561916.

16/08/2026

DAAWO: Ciidan Qaba Tababar Casri ah oo Ka Yaabiyey Madaxweyne Xasan Shiikh & Cadawgii oo Wadnaha Farta Kuhaya…

16/08/2026

"Waxaan rabnaa in aad soo celisaan Magacii iyo Sharaftii uu lahaa Ciidanka Xooga Dalka, Cadawgana aad la Dagaalantaan” M/weynaha Galmudug.

MADAXWEYNAHA JFS AHNA TALIYAHA GUUD EE CIIDAMADA QALABKA SIDA MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO TABABAR U SOO XIRAY CUTUBY...
16/08/2026

MADAXWEYNAHA JFS AHNA TALIYAHA GUUD EE CIIDAMADA QALABKA SIDA MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO TABABAR U SOO XIRAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA XOOGGA DALKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Munaasabadda xiritaanka tababarka waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, xildhibaano, saraakiil iyo marti-sharaf kale.

Ciidamada Tababarka qaatay ayaa Munaasabada kusoo Bandhigay Dhoolatus Ciidan iyo Gaad ka Ciyaar.

16/08/2026

DEG-DEG: M/weyne Xasan Shiikh oo Tababar Hada Xananbuure ugu soo Xiray Ciidankii ugu Badnaa oo Si Qaas ah loo Tababaray….

16/08/2026

DEG-DEG: Maxey tahay Sirta Ka Danbeysa Booqashada Deni ee Mudug & Gen.Jimcaale Takar oo Ciidamadii............+FALANQEYN..

16/08/2026

DEG-DEG: Ciidankii ugu Badnaa oo La Geeyey Gaalkacyo, MW Xasan Shiikh oo ku Wajahan & Deni oo Dagaal ku Hanjabay…

Shueib Mohamed Dahir

15/08/2026

Shacabka Caasimada Galmudug oo Ku Caweynaya Bartamaha Dhuusamareeb…

15/08/2026

Dhuusamareeb oo Ciida ay Dhaqaaqday…

15/08/2026

DEG-DEG: Safarka Xasan Sheekh ee Gaalkacyo Oo Muran Dhaliyey, Digniinta Deni & Dhaqdhaqaaqyada Ciidamada Puntland oo...

Address

Jamaal Abdinasir Street Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rays TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rays TV:

Shortcuts

Share

Category