Mogadishu media news

Mogadishu media news Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mogadishu media news, Media/News Company, Mogadishu.

05/10/2022

Somaliniimada aya nadegda dhmantna 🇸🇴

Xuduudka u dhexeeya Burma iyo Thailand waxaa degan qabiil la yidhaahdo "Kayan", kuwaas oo dumarkooda lagu garto qoorta d...
30/09/2022

Xuduudka u dhexeeya Burma iyo Thailand waxaa degan qabiil la yidhaahdo "Kayan", kuwaas oo dumarkooda lagu garto qoorta dheer!

Si ay luquntu uga dheeraato dadka intiisa kale, haweenka qabiilkan waxay u heellan yihiin inay qoorta gashtaan giraamo si ay cadaadis u saaraan oo ay kor ugu soo jiidaan, marka ay qoortu sii dheeraato waxay sii galiyaan giraamo kale oo cusub .

Haweeneyda qabiilka "Kayan" waxay aaminsan tahay in qoorta dheer ay kor u qaadayso quruxdeeda iyo soo jiidashadaba. Dhererka qoorta qaarkood ayaa mararka qaar gaadha 40 cm, halka tirada giraamuhuna ay gaadhaan 25, kuwaas oo haweenka qaar ay xidhnaadaan intay nool yihiin.

Qoorta Gerigu waa dhaxal caan ah, waana hoyga quruxda dumarka ee qabiilkan, sababtoo ah qoorta dheer iyo garbaha hoose, waxaa loogu yeedhaa "haweenka Geriga".

Follow Mogadishu media news

Arrin u gaara Afrika:Teodoro Obiang Mbasogo waa madaxweynaha dalka Galbeedka Afrika dhaca ee Equatorial Guinea. Waa 80 j...
27/09/2022

Arrin u gaara Afrika:

Teodoro Obiang Mbasogo waa madaxweynaha dalka Galbeedka Afrika dhaca ee Equatorial Guinea.

Waa 80 jir dalkaas soo maamuuleyey muddo ku siman 43 sano. Ninkan ayaa 1979 kii talada ka inqilaab adeerkii Francisco Macìas.

Teodoro Obaing ayaa Toddobaadkan ku dhawaaqay in uu mar lixaad u tartamayo kursiga uu nus qarniga ku fadhiyo.

Waxa intaas sii dheer in wiilkiisa yahay madaxweyne ku xigeenka dalka!
Please pege follow and like

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA DALKA AHNA GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAATAY ERGAYGA GAARKA AH EE  QARAMADA  MIDOOB...
24/09/2022

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA DALKA AHNA GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAATAY ERGAYGA GAARKA AH EE QARAMADA MIDOOBAY EE SOOMQQLIYA

Muqdisho September, 24,2022: Ku-simaha Madaweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabaka ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay Amb. James Swan iyo madaxa UNDP ee Soomaaliya Jocelyn Mason.

17/09/2022

DEGDEG! Wasiir Khadiijo oo si xun kabaha ula dulmartay Sheikh Umul markii surwaalkeeda uu falanqeeyay ! Hadal kii ugu adkaa ayaa la yiri " Edeb yeelo Sheikhoow".

Sii gudbi muuqaalka .

17/09/2022

Salaad ali jeelle khudbad qosol iyo qaraaxo leh ka hadaley

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ku saabsan xaaladda dalka iyo qorsh...
16/09/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ku saabsan xaaladda dalka iyo qorshaha la dagaallanka argagiixisaxa waxa uu ka jeedinayaa Xarunta Daraasaadka Istaraatiijiga iyo caalamiga ah ee CSIS ee dalka Maraykanka

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu media news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share