Muqtaar xuseen cabdulle

Muqtaar xuseen cabdulle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muqtaar xuseen cabdulle, Media/News Company, Mogadishu.

03/03/2026

Asc asxaabey waxa igalumay kaarki niirada cidi aragta waxan kacod sanaya in eey ila wadaagto mahadsanidoon

23/02/2026

Allaha unaxa riisto adeer cali macalin xasan waxan leeyahay dhamaan qaraabada samir iyo imaan alha naga siiyo amiin amiin amiin

02/02/2026

Aadan ansax in dhi hiisa ayoow ku quus tay

17/01/2026
17/01/2026

Maleeshiya kasoo jeeda deg mada jalalaq รจ gobolka hiiraan aya maanta gubtaytulada iji oo ka tir san gobolka shabeelada dhaxe wana marki labaad oo eey san ugubaan wili marasti tuladaas waxeey si ku meel gaara u dagan yihiin deg mada ceel baraf

03/01/2026

Asc asxaabta aan halkan kuwada jirno waxan si xush mad le idinkaga cod sanaya in aad igu soo doceeysan walaasheey xaawo xuseen oo hada kujirta cisbitaal mahad sanidiin dhamaan tiin

26/12/2025

Dalko halka oow maanta maraayo ya ka mas uula???

26/12/2025

Hanbalyo ayaan lee yahay wiilka aan adeer ka u ahay iyo gabadha oow calmaday waxan leeyahay markale gurigiino guri qeer alaha kadhigo amiin amiin amiin

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252617217484

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muqtaar xuseen cabdulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share