Somali Gen-Z

Somali Gen-Z Somali Gen Z
A community where young Somalis connect, grow, and build a brighter future together.

27/09/2025

Waa su'aashii aan xalay iswaydiinay dhalinyaro

💀⚠️Fariintan hala garsiyo Somali GenZ e Xamar jogta ⚠️💀Dhalinyarada Joogta magaalada Muqdisho ha ka qayb galin banaan ba...
26/09/2025

💀⚠️Fariintan hala garsiyo Somali GenZ e Xamar jogta ⚠️💀
Dhalinyarada Joogta magaalada Muqdisho ha ka qayb galin banaan baxa maaha afkaar ka dhalinyaro ahaan noo adeegaysa waa afkaar siyaasadeed oo rasaaas noolnool la iskula tagaayo, Gen Z hadaa tahay anaga kuu baahan naftaada noo ilaali fadlan oo gurigaaga qarahaaga ku cun saxiib waayo ragga isku soo baxa idin leh hal cunug oo ay dhaleen safka kuma jiro. Ha la isku badnaado aqyaareey

Address

Mogadishu

Telephone

+25268324110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Gen-Z posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Gen-Z:

Share