ABC Somali TV

ABC Somali TV ABC Somali TV waa warbaahin madaxbanaan oo ka hadasha arrimaha Siyaasadda iyo A/bulshada.

Maxaa kasoo cusboonaaday wadada xariiriso Baledweyne iyo Matabaan?Mudo kadib waxa walaac amni laga muujinaya wadad dheer...
30/08/2025

Maxaa kasoo cusboonaaday wadada xariiriso Baledweyne iyo Matabaan?

Mudo kadib waxa walaac amni laga muujinaya wadad dheer ee xariirisa magaalooyinka Baledweyne iyo Matabaan ee gobalka Hiiraan. Kooxo burcad ah ayaa bilaabay inay ku dhibaateyaan gaadiidka iyo dadka masaafurka ah ee isticmaala wadada Laamiga ah.

Horay ciidama Nabad Sugid ah ayaa uga howl gali jiray wadadaan si gaadiidka iyo dadka safarka ah nabad galya uga maraan, ka hor inta aan is badel lagu sameyn hogaanka hay’ada Nisa ee gobalka Hiiraan.

24-kii Saac ee ugu dambeyay dhowr dhacdo ayaa ka dhacay Wadada. Gaadiidka qaar ayaa lagu rasaaseyay. Kooxo burcad ah ayaa bilaabay inay wadada jid gooya dhigtaan. Ciidamada NISA ayaa la sheegay inaysan ku bixin arintaan kasoo cusboonaatay degaanada ku teedsan wadada ee dhaca xaduuda gobalada Hiiraan iyo Galgaduud.

11/04/2024

Ciidamada dowlada oo fashiliyay weerar AS ay qorsheeyen iyo khasaara culus...

Xaaladda Warbaahinta iyo Dhismaha Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed.
14/02/2024

Xaaladda Warbaahinta iyo Dhismaha Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed.

Arbaco ,February 14, 2024 {SOMA} Saxaafadda door muhiim ah ayay ka qaadataa qaabaynta ra’yiga bulshada iyo kobcinta dimuqraadiyadda, saxaafadda Soomaaliyeed waxay ku jirtaa marxalad xasaasi ah, iyada oo ay jiraan caqabado badan oo isugu jira xirfad yari, faafreeb iyo walaacyo badbaado. waxaa jira ...

10/02/2024

Madaxweyne Xasan Sheikh oo si adag uga hadlay dilka saraakiishii Imarat ka iyo talaab adag u qaadayo

27/01/2024

Dagaal u dhaxeya beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo ka socda xaduuda Sh/dhexe iyo Hiiraan

31/12/2023

Duqeyn culus oo madax sare AS ah lagu dilay iyo guulaha ciidamada xooga dalka+wararkii u danbeyay

26/12/2023

Saldhigii ugu weynaa AS oo duqeyn culus lagu qaaday, xogta khasaaraha iyo guusha ciidamada

22/12/2023

Difaacyadii AS oo la jabiyay iyo guulaha ciidamada qaran+dulaan culus...ku wajahan..

04/12/2023

Maxaa ka cusub howlgalkii Hiiraan iyo meydadka AS oo la arkay+xogta odayaal la qabtay

03/12/2023

Ciidamada Macaawisley iyo AS oo is horfadhiya caawa, Cali jeyte oo dagaal iclaamiyay+calanka Jamhuuriyada oo laga taagay Ceel...

03/12/2023

Sidee u dhacday duqeynt AS kii Hiiraan lagu xasuuqay iyo Cali Jeyte oo macaawisley..

01/12/2023

Dagaal cir iyo dhul ah oo lagu qaadayo AS, Qaraxii Halgan iyo Cali Jeyte..

Address

Maka Almukaramah Steet
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABC Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ABC Somali TV:

Share