02/09/2026
Mudane Cabdirisaaq Cali Maxamuud (Cubeyda)
​Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladda Puntland waa lafdhabarta dowladnimada, maamul-daadejinta, iyo sugidda xasilloonida gudaha. Waxaana tiir muhiim ah u ah dardargelinta howlahaas Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdirisaaq Cali Maxamuud .