Israfil Abakar Community

Israfil Abakar Community Waa Page Kahadli doono Arimaha
Beesha ( Israfil Abakar Murusade)
Fadlan Follow Soo dheh,Like tana Saar.

23/01/2026

Bulsho Isku Duuban & Deegaanka Doondheere

𝗚𝗨𝗗𝗜𝗚𝗔 𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗜𝗡𝗬𝗔𝗥𝗔𝗗𝗔 𝗜𝗦𝗥𝗔𝗔𝗙𝗜𝗜𝗟 𝗘𝗘 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗗𝗛𝗘𝗘𝗥𝗘 𝗢𝗢 𝗕𝗢𝗢𝗤𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗞𝗨 𝗧𝗔𝗚𝗔𝗬 𝗗𝗘𝗘𝗚𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗗𝗛𝗘𝗘𝗥𝗘Gudiga Horumarinta Dhal...
23/01/2026

𝗚𝗨𝗗𝗜𝗚𝗔 𝗛𝗢𝗥𝗨𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗜𝗡𝗬𝗔𝗥𝗔𝗗𝗔 𝗜𝗦𝗥𝗔𝗔𝗙𝗜𝗜𝗟 𝗘𝗘 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗗𝗛𝗘𝗘𝗥𝗘 𝗢𝗢 𝗕𝗢𝗢𝗤𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗞𝗨 𝗧𝗔𝗚𝗔𝗬 𝗗𝗘𝗘𝗚𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗗𝗛𝗘𝗘𝗥𝗘

Gudiga Horumarinta Dhalinyarada Israafiil ee Doondheere ayaa booqasho ku tagay Deegaanka Doondheere ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyey Dhalinyaro, Haween iyo Odayaasha Dhaqanka.

Booqashada ayaa ujeedkeedu ahaa is-xogwareysi iyo xoojinta wada shaqeynta bulshada deegaanka, waxaana kulanka lagu gorfeeyey doorka dhalinyarada ee horumarka iyo nabadeynta degaanka.

Kulankan ayaa gogol xaar u ah kulan weyne dhawaan la filayo in uu ka dhaco Deegaanka Doondheere, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Dhalinyarada Israafiil, Mudane Abdullahi Burla'eg

16/01/2026

𝙂𝙪𝙙𝙙𝙤𝙤𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝𝙖 𝘿𝙝𝙖𝙡𝙞𝙣𝙮𝙖𝙧𝙖𝙙𝙖 𝙄𝙨𝙧𝙖𝙛𝙞𝙡 𝙞𝙮𝙤 𝙂𝙪𝙙𝙙𝙞𝙜𝙖 𝙃𝙤𝙧𝙪𝙢𝙖𝙧𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙄𝙨𝙧𝙖𝙛𝙞𝙞𝙡 𝙚𝙚 𝘿𝙚𝙚𝙜𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝘿𝙤𝙤𝙣𝙙𝙝𝙚𝙧𝙚

Guddoomiyaha dhalinyarada Israfil, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Horumarinta Israfil ee deegaanka Doondhere, kulankan oo diiradda lagu saarayey horumarinta arrimaha bulshada, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, shaqo-abuurka, caafimaadka iyo is-dhexgalka dhalinyarada.

Kulanka ayaana kuso dhamaaday is afgarad

22/11/2025

Nabadonka oo dib u helay xuriyadiisa

Bismillah Gudoonka kala duwan ee belweynta Israfil Abakar waxay si adag u canbaaraynayaan xarigga sharcidarrada ah ee lo...
22/11/2025

Bismillah

Gudoonka kala duwan ee belweynta Israfil Abakar waxay si adag u canbaaraynayaan xarigga sharcidarrada ah ee loo geystay nabadoon Cabdirisaaq Xalane oo ka tirsan hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed, safarna u ahaa Dusma-reeb, halkaas oo madaxda Galmudug ay ku martiqaadeen.

Nabadoon Xalane wuxuu ahaa nabadoon naftiisa u huray, isla markaana u dooda dadka dulman ee la boobay hantidooda, lana barakiciyay.

Waxaan nidaamka madaxweyne Hassan Sheikh ugu baaqayaa in degdeg xorriyaddiisa usiiyaan nabadoonka, lana ilaaliyo xurmadda dhaqanka matala dadka, joojiyaanna cabburinta iyo caga-juglaynta lagu hayo shacabka iyo dadka matala.

Wabillahi Towfiiq

Tusmo Hospital Qalbi iyo Qalab kuu adeegaya. Fadlan pageka Isbitaalka Si aad ula Socotid.
08/10/2025

Tusmo Hospital Qalbi iyo Qalab kuu adeegaya. Fadlan pageka Isbitaalka Si aad ula Socotid.

Wanaag Hospital Dhawaan ayaa la furi doonaa!
Wanaag Hospita wuxuu idinla imaanayaa adeeg caafimaad oo tayo sare leh,
Qalbi iyo Qalab Kuu adeegaya.

Raac boggayaga si aad ula socotaan marka aan bilowno howlaha rasmiga ah iyo adeegyada cusub ee caafimaad.

Si bulshada ugu adeegno Meel sare gaarsiiya Fariintayada Oo nasoo Follow gareey.

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ‎إِنَّ لِلَّهِ مَا أَخَذَ وَلَهُ مَا أَعْطَى وَكُلُّ شَيْءٍ عِنْدَهُ بِأَجَلٍ...
01/05/2025

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
‎إِنَّ لِلَّهِ مَا أَخَذَ وَلَهُ مَا أَعْطَى وَكُلُّ شَيْءٍ عِنْدَهُ بِأَجَلٍ مُسَمًّى

Allah ha u naxariisto Nabadoon Maxamed Jayte Xaayoow oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Waa geeri naxdin iyo murugo leh oo nagu reebtay tiiraanyo weyn.

Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu u naxariisto una dembi dhaafo:

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ، وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ

Ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan bulshada uu ka baxay waxaan Alle uga baryeynaa: Samir iyo iimaan, qalbiyadoodana Allah ha u qaboojiyo.

28/03/2025

Afurwadareedka Gabdhaha Israfiil

Afur Wadareedka Beesha Israafiil Abakar Mogadishu 26-27/Ramadan/2025Gudomiyaha Ururka Dhallinyarada Israafiil Abakar Aya...
28/03/2025

Afur Wadareedka Beesha Israafiil Abakar

Mogadishu 26-27/Ramadan/2025

Gudomiyaha Ururka Dhallinyarada Israafiil Abakar Ayaa mahad balaaran u jeediyay Gudigii Abaabulka & Qabanqaabada Afurwadareedyadii 26-27 Ramadaaan ee ka dhacay magalada Mogadishu

Afurwadareedyadas oo kulmiyay qeybaha kala duwan ee bulshada Israafiil Abakar

Gudomiyaha ayaa ku bogadiyay qeybaha kala duwan ee bulshada kulana dardaarmay in ay xojiyaan midnimada & Horumarka asigo sigaara u amaanay sida ay isugu xeran yihiin besha Israafiil una mideysan yihiin

Ramadan Mubarak
Allaa Mahadleh

27/03/2025

Cilmi & Aqoon Dad Haduu Cisiyo Sharaf Caan ku Yahay Lisma Caasiyee Waa Culumadii Israafiil Abakar

Haldowrka Dhalinyarada & Aqoonyahanada Israfil Abakar

AFUR WADAREEDKA HALDOWRKA DHALINYARADA & AQOONYAHANKA ISRAAFIILGudoonka ururka dhalinyarada & gudiga qabanqaabada afurwa...
26/03/2025

AFUR WADAREEDKA HALDOWRKA DHALINYARADA & AQOONYAHANKA ISRAAFIIL

Gudoonka ururka dhalinyarada & gudiga qabanqaabada afurwadareed ka besha Israafiil Abakar ayaa wada qabanqaabadii u danbeysay iyado cawa lo madalsan yahay afurwadareed ka

Afur wadareed kan aya kulmin dona qeybaha Kala duwan ee bulsha weynta Israafiil Abakar sida Haldowrka Dhalinyarada, Aqoonyahanka, Waxgaradka, Cuqaasha, Culimada, siyaasiyiinta & Gaancsatada

F.g qofkasta oo Israfil Abakar waxaa u furan in uu la xariiro gudiga qabanqaabada si uu uga qeyb ahaado

Hampalyo u tartamayasha Dagmada Gubta ee casharka u dhigay rer matabaanRug cadayashii tartami jiraa jiida u jooga Degmad...
16/03/2025

Hampalyo u tartamayasha Dagmada Gubta ee casharka u dhigay rer matabaan

Rug cadayashii tartami jiraa jiida u jooga Degmada Gubta

Address

Mogadishu

Telephone

+252613060808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Israfil Abakar Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share