01/08/2025
Golaha Hormarinta Tuuf waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaan Gudomiyaha Golaha Eng. Ibrahim Malayleey iyo marwadiisa qaaliga Maka Moallim, kuwaasoo maanta meherkooda barakeysan uu si rasmi ah uga dhacay magaalada quruxda badan ee Baydhabo Janay.
Waxaan leenahay:
Isku baara, ubad kheyr qaba kala hela,
Noloshiinna ha noqoto mid lagu nasto, lagu nagaaado, laguna negaado.
Rabbi ha idiinka dhigo lammaane is jecel, is qaddariya, isna garab istaaga mar walba
admin