Abdullahi Suldaan

Abdullahi Suldaan Ku soo dhawoow Page kayga gaarka ah.

Bole Airport
31/05/2022

Bole Airport

Markuu waagu kuu baryo waxa aad heysataa   fursadood oo kala ah,♤in aad sariirta sii saarnaato oo aad iska sii wadato   ...
14/06/2021

Markuu waagu kuu baryo waxa aad heysataa fursadood oo kala ah,
♤in aad sariirta sii saarnaato oo aad iska sii wadato xalay, ama in aad toosto oo aad isku daydo Rumeynta ♤

No problem how the SUN is too hot when you're in the BEACH.
01/12/2020

No problem how the SUN is too hot when you're in the BEACH.

14/11/2020

Jannada waxaa ku hareereysan waxa ay Naftu necebtahay, halka Naarta ay ku hareereysan yihiin waxa ay Naftu jeceshahay.

Hawadaada ka har please.

Abdullahi Suldaan

15/07/2020

"الفوز فى حيا"

Qur'aan ka kariim ka ah waxa uu ka hadlay Guusha dhabta ah waxa ay tahay, ku dhawaad 16 jeer ayuu EREYGA ah "الفوز" Alfowz, oo mecnihiisu yahay GUUL ku soo arooray, dhamaan waxa ay ka wada hadleen, 'guushu in ay tahay in laga badbaado Cadaabka, oo la helo Naxariista Allah iyo JANNADIISA.

Hadaba haddii Allah uu sidaas inoogu caddeeyay Guushu waxa ay tahay waxaa iga su'aal ah.

"Ma waxaad sii wadaysaa hiigsiga Guulahaaga ku saleysan Dhal-dhalaalka Aduun mase waxaad ku dadaali doontaa Guusha dhabta ah ee AAKHIRO.???

W/Q: Abdullahi Suldaan.

Ku soo dhawoow Page kayga gaarka ah.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615353534

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Suldaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdullahi Suldaan:

Share

Category