Shabeele Radio Golweyn

Shabeele Radio Golweyn Warar Xaqiiqda kusaleysan iyo Tabin kuraaligelisa, kuxidhnow wakaalada wararka ee shabeele radio golweyn

Aadan Madoobe oo loo doortay hoggaamiyaha Koonfur Galbeed.
10/06/2026

Aadan Madoobe oo loo doortay hoggaamiyaha Koonfur Galbeed.

04/06/2026

DEG DEG : Xasan Ali Khaire oo hadda ka baxay Barmuudo ayaa is dhiibay wuxuuna ogolaaday wadahal.

30/05/2026

DEG-DEG: Baydhabo oo Dagaal Culus uu ka socdo, Gudaha Magalada ayaana lagu dagaalamaya

Ciidul Adxaa MubaarakMunaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed, waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan shacabka soomaa...
27/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed, waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan shacabka soomaaliyeeda gaar ahaan shacabka degaanka golweyn

Shabeele Radio Golweyn

26/05/2026

Golweyn guri barwaaqo

๐Ÿ“ทOskar Cadde

๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค   ๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค   ๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค Dhammaan rer golweyn Aqoonyahanada dhalinyarda waxay hambalyo u dirayaan Godoomiyaha cusu...
22/05/2026

๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค ๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค ๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค

Dhammaan rer golweyn Aqoonyahanada dhalinyarda waxay hambalyo u dirayaan Godoomiyaha cusub ee Golaha 4waab dhoobey Loo doortey Mudane Sayid Ahmed Abdulkadir
Oo kuso baxay doorashadii maanta ka Dhacdey Hoolka Hotel Harwanaag ee Magaalada Muqdisho.

Mudoomiyaha Cusub waxaan leenahay Alle ha Kugu kula garab galo masuuliyda cusub

Midowga Mucaaradka Ayaa Lagu Wadaa In Maalinta Bari Ah Ay Ku Shiraan Magalada Nairobi Waxayna Kawada Hadli Doonan Talaba...
07/04/2026

Midowga Mucaaradka Ayaa Lagu Wadaa In Maalinta Bari Ah Ay Ku Shiraan Magalada Nairobi Waxayna Kawada Hadli Doonan Talabaada Xigta Dhanka Loo Qaadi Doono Iyadoo Muda Xileedka Dowlada Ay Ka Harsan Tahay Wax ka Yar 40 Maalmood.

Dowlada Iyo Mucaaradka Ayaan Wali Heshiis Ka Aheyn Nooca Doorasho Uu Dalka Aadi Lahaa.

 : Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa saacadaha soo socda si nabad ah ku gaari doona magaalada Baydha...
19/03/2026

: Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa saacadaha soo socda si nabad ah ku gaari doona magaalada Baydhabo.

Ciidamo hordhac u ah safarka gudoomiye Sheekh Adan ayaa hadda ku sugan garoonka muqdisho iyagoo qorsheynaya inay ka hormaraan gudoomiyaha waxaana amnigiisa inta uu joogo Baydhabo sugi doono ciidamada nabad ilaalinta u jooga ee ATMIS iyaga oo wargelin buuxda ka haysta dowladda soomaaliya.

Safarka gudoomiyaha ayaa u jeedkiisa yahay in Laftagareen laga joojiyo damaciisa ah isdoorasho iyo in uu deegaanka keligiisa iska maamusho waxaana gudoomiye Sheekh Aadan qorsheynayaa in uu noqdo ninkii howlahaasi oo dhan hor istaagi lahaa.

19/03/2026

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Ciidamada haramcad saakay u dirtay magaalad Baraawe ๐Ÿ‘€ Hawlgallo culus ayaa soo socda...semore

Allah hau Naxriisto Ugaas Yusuf Siidow oo kamid ahaa Odayaasha dhaqanka Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabellaha hoose,il...
19/03/2026

Allah hau Naxriisto Ugaas Yusuf Siidow oo kamid ahaa Odayaasha dhaqanka Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabellaha hoose,ilaahey qabrigiisa hau waasiciyo dhamaana reerkana samir iyo iimaan Alle haka siiyo

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabeele Radio Golweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category