Somali news

Somali news Bion chemistry

26/09/2026

👁️ 👁️

25/09/2026

Deg Deg” Raisulwasare Xamze oo Awood hadlay” Hanjabaadna u diray Madaxa na furan, waa leys hayaa.

Hadal jeedinta madaxweyne Xasan Sheekh waxaa ka dhiman hal saac kaliya. Maxaad isleedahay wuu ka hadli doonaa?
24/09/2026

Hadal jeedinta madaxweyne Xasan Sheekh waxaa ka dhiman hal saac kaliya.

Maxaad isleedahay wuu ka hadli doonaa?

Danjiraha Soomaaliya ee QM oo ka warbixiyay waxyaabaha M/weyne Xasan Shiikh uu kaga hadli doono khudbadiisa maanta.
24/09/2026

Danjiraha Soomaaliya ee QM oo ka warbixiyay waxyaabaha M/weyne Xasan Shiikh uu kaga hadli doono khudbadiisa maanta.

24/09/2026

Baladwene wey hadashy

Halkani waa Baladweyne
24/09/2026

Halkani waa Baladweyne

24/09/2026
DEG-DEG: Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray (TPLF), wa...
23/09/2026

DEG-DEG: Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray (TPLF), waxaana dagaalku ka dhacay gobolka Cafar ee Itoobiya.

Laba ilo oo ka tirsan hay’adaha gargaarka bani’aadantinimada ayaa wakaaladda AFP u sheegay in dagaalku ka socdo gobolka Cafar.

23/09/2026

Dowlada Aabahaan wax ha u qabato waa oghy Aabayaal badan iyo maamoyin in dhbaato hysato lkn Aabahaan wey ka muuqata duruufta
Aabe sabar waxaan waa iska aduunyo
Aabe hada kula kaftamo qunfac iyo jaceyl dheh ilaahy haku sahlo

M/weynaha dalka Turkiga oo markale sheegay inuu taageerayo dowlad dhiska Soomaaliya.
23/09/2026

M/weynaha dalka Turkiga oo markale sheegay inuu taageerayo dowlad dhiska Soomaaliya.

Address

Somalia �
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share